An'aam Ict Solution

An'aam Ict Solution Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from An'aam Ict Solution, Software Company, Mogadishu.

๐Ÿ“ข DEYN PLUS โ€“ Maamul Lacageed Casri ah! ๐Ÿ’ป๐Ÿ“ฑKu maamul deymahaaga si fudud, degdeg ah, oo ammaan ah adigoo adeegsanaya DEYN...
31/05/2026

๐Ÿ“ข DEYN PLUS โ€“ Maamul Lacageed Casri ah! ๐Ÿ’ป๐Ÿ“ฑ

Ku maamul deymahaaga si fudud, degdeg ah, oo ammaan ah adigoo adeegsanaya DEYN PLUS. Nidaamkan wuxuu kuu sahlayaa:

โœ… Diiwaangelinta macaamiisha deynta leh
โœ… La socodka lacagaha la bixiyay iyo kuwa harsan
โœ… Warbixino faahfaahsan oo waqtiga-dhabta ah
โœ… Waxaad ku Isticmaalinkartaa kombiyuutar iyo mobile labadaba
โœ… Maamul hufan oo kor u qaadaya waxqabadka ganacsigaaga

Haddii aad leedahay dukaan, shirkad ama ganacsi kasta oo bixiya deyn, DEYN PLUS waa xalka ugu habboon ee kaa caawinaya maaraynta deynahaaga.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 0771981963 (WhatsApp)
๐Ÿ“ Goobta: Degmada Waaberi, kasoo horjeedka Iskuulka 21 October

DEYN PLUS โ€“ Xalka Casriga ah ee Maareynta Deymaha! ๐Ÿš€๐Ÿ’™

๐Ÿš€ DHAWAAN NAGA FILO ADEEG CUSUB!. Waxaan kuu diyaarinaynaa adeeg casri ah oo ganacsigaaga gaarsiin doona dunida casriga ...
28/05/2026

๐Ÿš€ DHAWAAN NAGA FILO ADEEG CUSUB!.

Waxaan kuu diyaarinaynaa adeeg casri ah oo ganacsigaaga gaarsiin doona dunida casriga ah.

Anaam ICT Solutions mar walba waxay u taagan tahay hal-abuurnimo, tayo iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿ“ Waxaan U Joognaa Guushaada
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir si aad uga mid noqoto macaamiisheena qiimaha badan.

๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐คMunaasabadda barakaysan ee ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š awgeed, bahda Dr. Social Opticals  waxay hambalyo u dirayaan ...
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค

Munaasabadda barakaysan ee ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š awgeed, bahda Dr. Social Opticals waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

๐Ÿ›๏ธCARWO ERP ๐Ÿ›๏ธMa leedahay xarun dharka lagu iibiyo?CARWO ERP waa system casri ah oo kaa caawinaya in aad si fudud ula so...
24/05/2026

๐Ÿ›๏ธCARWO ERP ๐Ÿ›๏ธ

Ma leedahay xarun dharka lagu iibiyo?

CARWO ERP waa system casri ah oo kaa caawinaya in aad si fudud ula socoto dhammaan dhaq-dhaqaaqa ganacsigaaga. ๐Ÿš€

โœ… La socoshada iibka maalinlaha
โœ… Dakhliga guud ee kusoo gala
โœ… Maareynta stock-ga & low stock
โœ… La socoshada faaโ€™iidada
โœ… Warbixino dhamaystiran
โœ… La socoshada deymaha macaamiisha

๐Ÿ’ผ Ganacsigaaga u maaree si fudud oo guuleysta!
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir 0771981963 maanta si aad u hesho nidaam casri ah oo ganacsigaaga kor u qaada.

  ๐ŸŒ™Ilaahay ha inaga dhigo kuwa lagu mannaystay kheyrka, nabadda iyo barakada maalinta Jimcaha. ๐ŸคJimco wanaagsan dhammaan...
21/05/2026

๐ŸŒ™

Ilaahay ha inaga dhigo kuwa lagu mannaystay kheyrka, nabadda iyo barakada maalinta Jimcaha. ๐Ÿค
Jimco wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta ah. ๐Ÿ•Œ

๐Ÿ“ Nala soco boggeena si aad ula wadaagto fariimaha quruxda badan iyo naqshadaha casriga ah.

๐Ÿš€โœจ Dhawaan naga filo adeeg cusub oo casri ah!Anaam ICT Solutions waxaan kuu wadnaa adeeg cusub oo ganacsigaaga gaarsiin ...
18/05/2026

๐Ÿš€โœจ Dhawaan naga filo adeeg cusub oo casri ah!

Anaam ICT Solutions waxaan kuu wadnaa adeeg cusub oo ganacsigaaga gaarsiin doona heer kale.
Waxaan u joognaa guushaada iyo horumarka ganacsigaaga. ๐Ÿ’ผ๐Ÿ”ฅ

La soco boggeena si aad uga mid noqoto dadka ugu horreeya ee hela adeegyada cusub ee aan soo bandhigi doono.

๐Ÿ“ Degmada Waaberi โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“ž 0771981963

๐ŸŒGanacsigaaga gaarsii heerka xiga adigoo yeesha website casri ah oo soo jiidasho leh!Haddii xaruntaada aysan lahayn webs...
17/05/2026

๐ŸŒGanacsigaaga gaarsii heerka xiga adigoo yeesha website casri ah oo soo jiidasho leh!

Haddii xaruntaada aysan lahayn website ka turjumaya adeegyadaada iyo sumadda ganacsigaaga, xalkaaga baan heynaa. ๐Ÿš€

Anaam ICT Solutions waxaan kuu sameyneynaa:
โœ… Website casri ah
โœ… Design qurux badan leh
โœ… Mobile friendly
โœ… Deg deg & ammaan leh
โœ… Website kor u qaadaya ganacsigaaga

Kamid noqo macaamiisheena si aan ganacsigaaga uga dhigno mid dunida casriga ah lagala socdo. ๐Ÿ’ผ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir maanta

๐Ÿš€โœจ Ma rabtaa sumad ganacsi oo soo jiidasho leh kana dhex muuqata suuqa?Anaam ICT Solutions waxaan kuu diyaarinnay adeegy...
16/05/2026

๐Ÿš€โœจ Ma rabtaa sumad ganacsi oo soo jiidasho leh kana dhex muuqata suuqa?

Anaam ICT Solutions waxaan kuu diyaarinnay adeegyo casri ah oo kaa caawinaya:
โœ… Doorashada sumad ku habboon ganacsigaaga
โœ… Naqshado qurux badan oo xirfad leh
โœ… Logo & branding casri ah
โœ… Qiimo jaban oo tayo sare leh

Sumad wanaagsan waa furaha kalsoonida macaamiisha iyo kobaca ganacsigaaga. ๐Ÿ’ผ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir maanta si aan ganacsigaaga ugu sameyno sumad casri ah oo dadka soo jiita.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœจ Hambalyo 15 May โ€” Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed โœจ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดDhalinyaradu waa awoodda, himilada iyo mustaqbalka ummadda S...
15/05/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœจ Hambalyo 15 May โ€” Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed โœจ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Dhalinyaradu waa awoodda, himilada iyo mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed.
Maanta waxaan xusnaa geesinimada iyo doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarka dalka iyo bulshada. ๐Ÿ’™

15 May waa maalin sharaf iyo xusuus gaar ah u leh dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
Aan mideyno himiladeena, kartideena iyo hal-abuurkeena si aan u dhisno Soomaaliya casri ah oo horumarsan. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Soomaaliyeed

๐Ÿ‘“ OPTICAL SALES MANAGEMENT SYSTEMWaa system dhameystiran oo kuu sahlaya maareynta iibka, macaamiisha, kaydka iyo dhammaa...
14/05/2026

๐Ÿ‘“ OPTICAL SALES MANAGEMENT SYSTEM

Waa system dhameystiran oo kuu sahlaya maareynta iibka, macaamiisha, kaydka iyo dhammaan howlaha xaruntaada indhaha ay qabaneyso.

๐Ÿ“Œ Casri โ€ข Fudud โ€ข Degdeg ah โ€ข Qiima Jaban

Kamid noqo macaamiisha Adeega wanaagsan aan u qababo

๐Ÿ“ž 0771981963
๐Ÿ“ Degmada Waaberi, kasoo horjeedka Iskuulka 21 October

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when An'aam Ict Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share