Halgan media agency

Halgan media agency hamigeenu waa inan noqona muuqdayaal matali kara Dunida inshallh

Jumco wanagsan
13/03/2026

Jumco wanagsan

اللهم لك صمت وعلى رزقك أفطرتHarraadkii wuu tegay, xididdadii way qoyeen, ajarkuna wuu sugnaaday Insha Allah🤲❤️Alle ha na...
09/03/2026

اللهم لك صمت وعلى رزقك أفطرت

Harraadkii wuu tegay, xididdadii way qoyeen, ajarkuna wuu sugnaaday Insha Allah🤲❤️

Alle ha naga aqbalo soon ka, iyo salaadda iyo ducada



Fadliga 10-ka Dambe ee Ramadaan10-ka dambe ee Ramadaan waa maalmo aad u qiimo badan oo Alle ku manaystay kheyr iyo ajar ...
08/03/2026

Fadliga 10-ka Dambe ee Ramadaan

10-ka dambe ee Ramadaan waa maalmo aad u qiimo badan oo Alle ku manaystay kheyr iyo ajar badan. Habeennadan waxaa ku jirta Laylatul-Qadr, habeen ka khayr badan kun bilood.

Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:
“Qofkii ku tukada Laylatul-Qadr iimaan iyo rajayn ajar leh, waxaa loo dhaafaa dambiyadiisii hore.”

Ka faa’iidayso maalmahan:
🤲 Ducada badso
📿 Xuska Alle kordhi
📖 Qur’aanka akhri
🕌 Salaadda habeenka tukado

Ha lumin fursaddan weyn ee Ramadaan. Alle ha naga yeelo kuwa ka faa’iidaysta 10-ka dambe. 🤍

Address

Mogdisho
Mogadishu
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan media agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share