Masco Editor & Creative

Masco Editor & Creative editing & designer

✨ COMING SOON
13/09/2026

✨ COMING SOON

SOMETHING BIG IS COMING…🎯

Waxaa soo dhow waqtigii aan idiin soo bandhigi lahayn wax aan muddo dheer diyaarinaynay Dadaal iyo Waqtina galinay....

Fikrad ka dhalatay hal-abuur, lagu dhisay tayo, loona diyaariyey in ay keento khibrad cusub iyo adeeg heer sare ah.

Ma rabno inaan wax badan hadda idin hor dhacno…

Waxaan rabnaa inaa indhahiina ku aragtaan

Waqtigu wuu soo dhow yahay…

The waiting is almost over.

✨ COMING SOON
A NEW OPPORTUNITIES. A NEW VISION A HIGHER STANDARD.

20/07/2026

🎬 Ku soo biirista aan ku soo biirayo Content Creators-ka Soomaaliyeed
Waa tallaabo cusub oo qayb ka ah safarkayga.

"Safarkayga barashada xirfadaha ma ahayn mid sahlan,"

Balse maanta waxaan diyaar u ahay inaan aqoonta aan bartay u beddelo wax qiimo leh.

Bilow wanaagsan ayaa ka muhiimsan sugitaanka waqtiga saxda ah. 🤍🎥

Dadaalka joogtada ahi uu horseedo guul.

Happy world youth skills day🔥🎊
15/07/2026

Happy world youth skills day🔥🎊

Hambalyo 1-da Luulyo"– Maalinta Midnimada iyo Xornimada Soomaaliyeed. Waa maalin aynu ku faanno taariikhdeenna, kuna xus...
30/06/2026

Hambalyo 1-da Luulyo"

– Maalinta Midnimada iyo Xornimada Soomaaliyeed. Waa maalin aynu ku faanno taariikhdeenna, kuna xusuusanno geesiyadii u halgamay xorriyadda iyo midnimada dalkeenna.
Calankeenna ha sii babado, Soomaaliya ha noolaato." 🇸🇴

Happy independence day 26 jun 1960Malinta xornimada somaaliya waa malin la wada sugo wa malin nagu wayn anaga dhan Somal...
26/06/2026

Happy independence day 26 jun 1960

Malinta xornimada somaaliya waa malin la wada sugo wa malin nagu wayn anaga dhan

Somalida oo dhan waxan idin leyahay ku nolada si xornimo leh 🎊

Coming soon EID MUBARAK dhamman umada somaliyed Munasabada eidul Adhxa aya nagu so wajahan ilahay hana gaarsiyo
23/05/2026

Coming soon
EID MUBARAK dhamman umada somaliyed
Munasabada eidul Adhxa aya nagu so wajahan ilahay hana gaarsiyo

🔥 GRAND OPENING – RIO MEDIA 🔥📍 Ku soo dhawoow Rio MediaWaxaan si farxad leh idiinku dhawaaqaynaa furitaanka Rio Media, o...
13/05/2026

🔥 GRAND OPENING – RIO MEDIA 🔥
📍 Ku soo dhawoow Rio Media

Waxaan si farxad leh idiinku dhawaaqaynaa furitaanka Rio Media, oo ah xarun hal-abuur casri ah oo bixisa adeegyo dhameystiran oo media & marketing ah.

🎯 Adeegyadeenna:

🎬 Video Production & Editing
📸 Photography
🎨 Graphic Design
📊 Digital Marketing
🖌️ Branding & Creative Solutions

✨ Where Ideas Become Reality

📍 Goobta: Dabaka Mall, Saldhiga Waberi

📞 WhatsApp / Contact: +252617849893

💥 Ha moogaan fursaddan cusub—soo booqo Rio Media oo la wadaag hal-abuur tayo sare leh

Waxan aan si fcn u sharxay sida ay u kle fcn yihin All Ai yada kle duwan sida ChatGPT,Gemini, iyo cloude Ai Kuli way fcn...
06/05/2026

Waxan aan si fcn u sharxay sida ay u kle fcn yihin All Ai yada kle duwan sida
ChatGPT,Gemini, iyo cloude Ai
Kuli way fcn yihin lkn sacadan la joogo waxa ugu smart ah cloude Ai

(Thanks for watching)

●Ma ogtahay?In AI loo yaqaano cloude Ai hadda laga fasaxay Soomaaliya waa tallaabo cusub oo horumar u ah tiknoolajiyada ...
03/05/2026

●Ma ogtahay?
In AI loo yaqaano cloude Ai hadda laga fasaxay Soomaaliya waa tallaabo cusub oo horumar u ah tiknoolajiyada somaaliya 🇸🇴

•AI (Artificial Intelligence) waa tiknoolajiyad awood u siisa kombiyuutarada inay qabtaan shaqooyin caadi ahaan u baahan caqli bini’aadam sida fahamka hadalka, falanqaynta xogta, go’aan qaadashada, iyo barashada khibrad cusub. AI waxa lagu isticmaalaa meelo badan sida ganacsiga, caafimaadka, amniga, iyo adeegyada dijitaalka, si loo dedejiyo shaqada loona helo natiijooyin sax ah oo hufan.

●FAAIDOYINKISA WAXA KA KIMIDA
• Falanqayn xog (data analysis)
• Amniga dijitaalka (cybersecurity)
• Adeegyo otomaatig ah (automation)
• Barashada mashiinka (Machine Learning)
• Fahamka luqadda (Natural Language Processing)
• Aragga kombiyuutarka (Computer Vision)

Address

Muqdisho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masco Editor & Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share