Dada tech

Dada tech ✨ Multimedia Specialist
πŸ’‘ From idea β†’ to impact
πŸŽ₯ Videos | 🎨 Design | πŸ“± Marketing

πŸŒ™ Ciidul Adxaa Mubaarak! ✨Dada Tech waxay idiin rajaynaysaa farxad, barwaaqo iyo maalmo kheyr badan. πŸπŸ’™Ilaahay ha inaga ...
26/05/2026

πŸŒ™ Ciidul Adxaa Mubaarak! ✨
Dada Tech waxay idiin rajaynaysaa farxad, barwaaqo iyo maalmo kheyr badan. πŸπŸ’™
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana ka dhigo ciiddaan mid nabad iyo jacayl ku dhammaata. Eid wanaagsan dhammaantiin! 🀍

Your Business Deserves Creative Designs!Dada Tech waxaan kuu sameyneynaa designs casri ah oo kor u qaadaya muuqaalka gan...
13/05/2026

Your Business Deserves Creative Designs!

Dada Tech waxaan kuu sameyneynaa designs casri ah oo kor u qaadaya muuqaalka ganacsigaaga maalin kasta. πŸš€

🎨 Product Design
πŸ“± Social Media Posters
πŸ›οΈ Brand Identity
✨ Creative & Professional Work

Waxaan isku darnaa hal-abuur iyo tayo si business-kaaga uga muuqdo suuqa. πŸ”₯

πŸ“© Nala soo xiriir maanta, hana kuu abuurno design soo jiita macaamiishaada.

πŸš€ Adeegyo hal-abuur leh oo tayadoodu sareyso!Ma u baahan tahay:🎨 Graphic Design🎬 Video Editing✨ Motion GraphicsπŸ“Έ Camera ...
12/05/2026

πŸš€ Adeegyo hal-abuur leh oo tayadoodu sareyso!

Ma u baahan tahay:
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing
✨ Motion Graphics
πŸ“Έ Camera Production
πŸ“ Script Writing
πŸ“± Content Creation

Dada Tech waxaan kuu diyaarinnay adeegyo casri ah oo ganacsigaaga ama content-kaaga gaarsiinaya heer kale. πŸ’ΌπŸ”₯

βœ… Shaqo tayo leh
βœ… Naqshad casri ah
βœ… Qiimo macquul ah
βœ… Adeeg degdeg ah

πŸ“© Nala soo xiriir maanta si aan fikraddaada ugu beddelno muuqaal professional ah.

πŸŒ™ Ramadaan KariimBishii barakada, naxariista iyo dembi dhaafka ayaa timid.Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada. 🀲...
17/02/2026

πŸŒ™ Ramadaan Kariim
Bishii barakada, naxariista iyo dembi dhaafka ayaa timid.
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada. 🀲✨





Ilaahoow Ramadan Nabad nagu gaarsii.4 maalmood oo keliya ayaa naga xiga bisha barakeysan.Aan qalbiyadeena iyo camalkeena...
14/02/2026

Ilaahoow Ramadan Nabad nagu gaarsii.
4 maalmood oo keliya ayaa naga xiga bisha barakeysan.
Aan qalbiyadeena iyo camalkeena u diyaargarowno si iimaan iyo nabad ku dheehan. 🀍

Ganacsigaagu ma u baahan yahay aqoonsi muuqaal oo la xasuusto? 🎨✨Dada Creatives waxay kuu diyaarinaysaa Full Brand Desig...
06/01/2026

Ganacsigaagu ma u baahan yahay aqoonsi muuqaal oo la xasuusto? 🎨✨
Dada Creatives waxay kuu diyaarinaysaa Full Brand Design dhammeystiranβ€”laga bilaabo logo ilaa dhammaan qalabka ganacsigaaga.

πŸ“Œ Hal fikrad
πŸ“Œ Hal aqoonsi
πŸ“Œ Hal brand oo la isku halleyn karo

Dada Creatives – Waa wehelka ganacsigaaga.
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta, hana ka seegin fursaddaada branding tayo leh.




Address

Wadajir
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dada tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share