Hal Abuur Digital Services

Hal Abuur Digital Services ๐—ž๐—ข๐—•๐—–๐—œ ๐—š๐—”๐—ก๐—”๐—–๐—ฆ๐—œ๐—š๐—”๐—”๐—š๐—” ๐—ข๐—ข ๐—Ÿ๐—” ๐—๐—”๐—”๐—ก๐—ค๐—”๐—”๐—— ๐—ฆ๐—จ๐—จ๐—ค-๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—ง๐—” ๐—–๐—”๐—ฆ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—” ๐—”๐—› ๐Ÿš€

โœจ Hal Abuur Digital Services S โœจWaxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo tayo sare leh ๐Ÿ“Œโœ”๏ธ Graphic Designโœ”๏ธ Logo Designโœ”๏ธ S...
07/05/2026

โœจ Hal Abuur Digital Services S โœจ

Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo tayo sare leh ๐Ÿ“Œ
โœ”๏ธ Graphic Design
โœ”๏ธ Logo Design
โœ”๏ธ Social Media Posters
โœ”๏ธ Video Editing
โœ”๏ธ Branding & Printing Services

โ€œHal-abuur iyo tayo waa himiladeena.โ€ ๐Ÿ’ก

๐Ÿ“ž Kala xiriir: +252 61 5386113
๐Ÿ“ HAL ABUUR DIGITAL SERVICES

07/05/2026

๐™–๐™ฎ๐™š๐™ฎ๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ ๐™˜๐™–๐™จ๐™ง๐™ž ๐™–๐™ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™จ๐™ช๐™ช๐™œ๐™œ๐™š๐™ฎ๐™ฃ ๐™™๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™–๐™ ๐™–๐™ฎ๐™ช๐™ช ๐™ช๐™—๐™–๐™–๐™๐™–๐™ฃ ๐™ฎ๐™–๐™๐™–๐™ฎ GANACSIGAAGA IYO HAL-ABUURKAAGA

---
Haddaba Kaliya ku sameyso Xayesiin Dhammeystiran Oo Ganacsigaag Uhorseedeysa Kowac Macaamiil Qiimo gaaraya

$15 Dollar ๐Ÿ’ต Oo kaliya Kana Faa Iideyso Qiimo Dhimista Balaaran

Wixii fahfaahin intaa dheer fadlan nagala sooxirir WhatsApp ka hoose ama number ka shaashada kaaga muuqda mahadsanid 61 9609116

Hal Abuur Digital Services : Waa
"Xalka ugu wanaagsan ee kobaca ganacsigaaga"

Hal Abuur Digital Serviceโœ”๏ธ Naqshadeyn (Graphic Design)โœ”๏ธ Suuqgeyn Dijitaal (Digital Marketing)โœ”๏ธ Sameynta Website-yadaโœ”...
06/04/2026

Hal Abuur Digital Service

โœ”๏ธ Naqshadeyn (Graphic Design)
โœ”๏ธ Suuqgeyn Dijitaal (Digital Marketing)
โœ”๏ธ Sameynta Website-yada
โœ”๏ธ Maamulka Social Media

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: +252 61 5386113
๐Ÿ‘‰ Adeeg tayo leh, qiimo jaban!

17/02/2026

Xayeysiin Casri ah Suuq-geyn Xirfadeysan
Muuqaalo Tayo Sare leh Ramadaan Mubaarak
Kor u Qaad Ganacsigaaga Maanta

Hal Abuur Digital Services
Nala Soo Xiriir Hadda
61 5386113

02/02/2026

laf-dhabarta ganacsi kasta!
Hal Abuur Digital Services waxaan diyaar kuu la nahay adeegyo casri ah oo tayo leh. Haddii aad rabto horumar ganacsi, xayeysiin dhijitaal ah iyo naqshado soo jiidasho leh โ€“ nala soo xiriir maanta.
๐Ÿ“ž 61 5386113
๐Ÿ‘‰ ABUUR DIGITAL SERVICES

25/01/2026

Haddii aad ku daashay xayeysiinta caadiga ah, ama aad rabto in aad kor u qaaddo tayada iyo tirada macaamiishaada,

โœจ Xalka kuugu dhaw waa Xayeysiin Casri ah & Sumad Ganacsi (Logo) oo si dhab ah u soo jiidata suuqa.
Anagoo ah Hal Abuur Digital Services, waxaan kaa caawinaynaa:
Dhisidda & hagaajinta xayeysiimo saameyn leh
Sameynta logo iyo branding xirfadeysan
Xayeysiin ku dhisan AI casri ah oo ganacsigaaga gaarsiinaysa heer kale ๐Ÿš€
Haddii aad diyaar tahay, ku soo xiriir WhatsApp ama nagala soo xiriir number-ka hoose ๐Ÿ‘‡
Mahadsanid ๐Ÿค
๐Ÿ“ž +252 61 5386113
๐Ÿ“Œ Hal Abuur Digital Services

25/01/2026

Our Portfolio _ Video Production



Hal Abuur Digital Services
61 5386113

25/01/2026

Our Portfolio _ Video Production
My riyo

24/01/2026

Dunida ganacsiga maanta waxay wajahaysaa isbeddello degdeg ah oo dhanka xayaysiinta iyo suuq-geynta ah, balse uma baahnid inaad ka walwasho.
Hal Abuur Digital Services ayaa kuu haysa xal dhammeystiran, waxaana kaa caawinaynaa in ganacsigaagu la jaan-qaado tiknoolajiyadda casriga ah iyo suuq-geynta dijitaalka ah.
Ha ka harin tartanka suuqa โ€” maanta nala soo xiriir si aan ganacsigaaga ugu qaadno heerka xiga.
๐Ÿ“ž +252 61 5386113

23/01/2026

๐ŸŽฅ Video Marketing waa furaha guusha ganacsiga casriga ah.
Muuqaallo xirfad sare leh waxay si toos ah u kordhiyaan sumcadda, kalsoonida macaamiisha, iyo iibka ganacsigaaga.

HAL ABUUR DIGITAL SERVICE
waxaan ku takhasusnay sameynta muuqaallo marketing oo tayo sare leh, kuwaas oo kaa caawinaya inaad:

โœ… Soo jiidato macaamiil cusub
โœ… Ka dhex muuqato suuqa tartanka leh
โœ… Dhisato sumcad lagu kalsoonaan karo
โœ… Kordhiso iibka iyo gaarsiinta ganacsigaaga

Haddii aad raadinayso muuqaal si dhab ah u metelaya ganacsigaaga isla markaana leh tayo casri ah โ€”
Hal Abuur Digital Services waa doorashada saxda ah ๐Ÿš€
๐Ÿ“ฒ Nagala soo xiriir WhatsApp:
๐Ÿ‘‰ http://wa.me/252615386113





Address

Dabka District, Mogadishu
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal Abuur Digital Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share