24/02/2026
Coming Soon | Dugsi Mobile Application
Fiddo Technology waxay ku soo bandhigeysaa Dugsi – Mobile Application cusub oo loogu talagalay School Management System. Nidaam casri ah oo kuu sahlaya inaad si fudud u maamusho dhammaan hawlaha dugsigaaga.
Maamul Dugsigaaga Si Fudud
Hel Xogta iyo Warbixinnada Goob Kasta
Nidaam Hufan oo Casri ah
U diyar garow inaad ka faa’ideysato teknoolojiyada cusub ee kor u qaadaysa maamulka dugsigaaga, oo kaa caawinaysa inaad wax badan qabato si fudud.