XY Creative

XY Creative make your Business the first one

Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed! ๐ŸŽ“๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynayaa. Dadaalkiinna ha noqdo mid m...
15/08/2026

Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed! ๐ŸŽ“๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynayaa. Dadaalkiinna ha noqdo mid miro dhal ah, aqoontiinnana ha anfaco naftiinna iyo dalkiinna. Hambalyo! โค๏ธ

26/06/2026

i'M Professional Graphic Designer & Video Editor
Waxaan sameeyaa Posters, Logos, Flyers, Social Media Designs, Motion Graphics & Video Editing.
โœ”๏ธ Fast Delivery
โœ”๏ธ High Quality
๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir si aan kuu qabanno shaqadaada.

26/06/2026

I'M Professional Graphic Designer & Video Editor
Waxaan sameeyaa Posters, Logos, Flyers, Social Media Designs, Motion Graphics & Video Editing.
โœ”๏ธ Fast Delivery
โœ”๏ธ High Quality
๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir si aan kuu qabanno shaqadaada.


EId Mubarak dhaman umadda muslimiinta gaar ahan umadda Soomaliyeed Eid Mubarak
26/05/2026

EId Mubarak dhaman umadda muslimiinta gaar ahan umadda Soomaliyeed Eid Mubarak

09/04/2026

AD 3D animation

06/04/2026

10% dhanka commentiga thanks



Hambalyo iyo duco ayaan u dirayaa Madaxweynaha Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed. Waxaan Alle uga rajaynayaa in uu ku guu...
28/03/2026

Hambalyo iyo duco ayaan u dirayaa Madaxweynaha Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed. Waxaan Alle uga rajaynayaa in uu ku guuleeyo waajibaadka culus ee loo doortay oo ay ugu horreyso xaqiijinta amniga Gobollada Koonfur Galbeed iyo adkeynta midnimada iyo wadajirka bulshada.

Jumma Mubarak Waxan Ku haynaa   & Branding   editing & motion graphics     marketing
12/03/2026

Jumma Mubarak
Waxan Ku haynaa & Branding editing & motion graphics marketing

28/02/2026
29/01/2026

The services we provide include see more...

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XY Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share