Skill Kaabe

Skill Kaabe 🚀 Baro Web Development: HTML, CSS, JS, React & GitHub – xirfaddaada mustaqbalka ha bilaabato maanta!

🎓💻 Koorso Cusub oo Frontend Web Development ah ayaa Bilaabatay! 🚀Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo Website-yo Quru...
14/06/2025

🎓💻 Koorso Cusub oo Frontend Web Development ah ayaa Bilaabatay! 🚀

Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo Website-yo Qurux Badan oo Casri ah?
Waa fursaddaada! ✅

Waxaan kuu diyaarinay koorso dhammeystiran oo bilow ilaa heer xirfadle ah ah, waxaadna ku baran doontaa:

🌐 HTML – Baro qaab-dhismeedka bogagga
🎨 CSS – Qurxinta iyo naqshadeynta webka
⚙️ JavaScript – Ku dar firfircooni iyo is-dhexgal
💨 Tailwind CSS – Qaabeyn degdeg ah oo casri ah
🛠️ Git & GitHub – Maaraynta koodhka iyo wada shaqeynta kooxda
⚛️ React – Abuur web-apps firfircoon oo adag

👨‍🏫 Waxaa kuu dhigaya macallin khibrad sare leh
🗓️ Jadwal isbuucle ah – fiidkii
📍 Online ah
📱 Koorsadu waxay leedahay practical projects si aad gacanta ugu dhisto xirfaddaada

💥 Koorso ku habboon:
🔰 Bilowayaal (xitaa haddii aadan waxba h**e u aqoon)
🧑‍💻 Ardayda, Freelancers, iyo Qof kasta oo raba shaqo IT ah ama xirfad online ah

📝 Isdiiwaangeli Hadda!
👉 Koorsooyinka waa xaddidan yihiin

📩 Foomka Diiwaangelinta (Google Form):
➡️ https://forms.gle/ruq5nnaYMdLWbBVz7


Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Skill Kaabe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share