Daryeel ICT Solutions

Daryeel ICT Solutions Innovative Software Solutions for your Business

Daryeel ICT Solutions waxay idiin leedahay Jimco Wanaagsan.Noogusoo Hagaag Adeeg IT iyo Daryeel Tayo Sare ah.
03/04/2026

Daryeel ICT Solutions waxay idiin leedahay Jimco Wanaagsan.
Noogusoo Hagaag Adeeg IT iyo Daryeel Tayo Sare ah.

Dhammaan Shaqaalaha iyo Maamulka Daryeel ICT Solutions waxa ay Ummadda Soomaaliyeed iyo tan Muslimka ah ugu bishaaraynay...
19/03/2026

Dhammaan Shaqaalaha iyo Maamulka Daryeel ICT Solutions waxa ay Ummadda Soomaaliyeed iyo tan Muslimka ah ugu bishaaraynayaa Bilashada bishada Shawaal.
Ciid Mubaraak Dhammaan Asxaabteenna iyo Macaamiisheenna.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Welcome to Daryeel ICT Solutions where Innovation meets Technology!.Contact us on: Mobile: 252614476497WhatsApp: +252 61...
04/03/2026

Welcome to Daryeel ICT Solutions where Innovation meets Technology!.
Contact us on:
Mobile: 252614476497
WhatsApp: +252 612281968
Email: [email protected]
Website: www.daryeelict.com
Followus on Social Media

Business Idea cusub ma haysaa oo ma u dooneysaa Website?Ganacsigaaga ma u baahanyahay Horumarin iyo ballaarin?Iskuulkaag...
20/09/2025

Business Idea cusub ma haysaa oo ma u dooneysaa Website?
Ganacsigaaga ma u baahanyahay Horumarin iyo ballaarin?
Iskuulkaagu System miyuu adeegsadaa mise Manual?

Intaba Jawaabtoodu waa innaga!!!.
Daryeel ICT Solutions waa barbaariyaha ganacsiyada cusub iyo kuwa horey u jiray.
Daryeel ICT waa horumarinta Shaqooyinka Iskuulkaaga.

Booqo websitekeenna: www.daryeelict.com
Email innoo dir: [email protected]

Mahadsanid

Waxaa farxad inoo ahayd inaan ka qeyb galno Kulanka Suuqa Shaqada iyo Shaqaalaha Bariga Africa oo ka dhacay Seteember 16...
18/09/2025

Waxaa farxad inoo ahayd inaan ka qeyb galno Kulanka Suuqa Shaqada iyo Shaqaalaha Bariga Africa oo ka dhacay Seteember 16 keeda Hotel Jaziira ee Magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa isugu yimid Hal abuurayaal, Shaqo bixiyaal iyo Marti sharaf kale oo qiimo badan.
Daryeel ICT waxaa uga qeyb galay kulanka Madaxa Operations ka Eng Ismaaciil Cabdirasaaq.

Daryeel ICT kasoo doono hal abuurro horumariya ganacsigaaga iyo Noloshaada.

Address

Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel ICT Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share