16/12/2025
Ka Qayb-gal iyo Mahadnaq β SomNOG8 ππ€
Intii u dhaxaysay 7 ilaa 11 December 2025, waxaan ku faraxsanahay ka qayb-galka , oo ay soo agaasintay Somali Network Operators Group. Intii uu socday tababarka iyo shirka 8aad, waxaan helnay is-dhexgal iyo waayo-aragnimo heer sare ah, la kulanka khubaro kala duwan, iyo aragtiyo casri ah oo ku saabsan horumarinta digitalka dalkeena hooyo.
Madasha SomNOG8 sandkaan 2025, waxay isu keentay masβuuliyiin heer dowladeed, xirfadlayaal, khubaro, iyo shirkado tiknoolajiyadeed, kuwaas oo si wadajir ah u wadaagay aqoon iyo waayo-aragnimo wax ku ool ah.
Ugu dambayn, waxaan mahadnaq ballaaran u diraynaa maamulka SomNOG8, shirkadaha tabageliyay, iyo dhammaan ka qayb-galayaasha. Raadsantech waxay aaminsatahay, Iskaashga iyo aqoon-wadaaga in uu yahay furaha horumar waara ππ