01/07/2026
๐ธ๐ด ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐! ๐
Maanta waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu dabaaldegeynaa Sanad guurada 66-aad ee Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliya.
Munaasabaddan qiimaha badan waxay ina xusuusinaysaa halgankii geesiyaasheennii iyo muhiimadda ay leedahay midnimada, nabadda, iyo horumarka.
Dhaaxaan Murugiyoo, Haraad Mudanee
Maantay Curatoo, Mataano Heshee
Aan Maalno Hasheena, Maandeeqee.
Soomaaliya Ha Noolaato!
Shumac360
Design. Brand. Grow.