kaafi Mohamed Hassan

kaafi Mohamed Hassan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from kaafi Mohamed Hassan, Electronics, Mogadishu.

24/02/2025

Xooga dalka

20/02/2025
Buugaag qiimo badan lehna faaidooyin badan meel kasto aad joogto wad heleysaa buugaagtan ee soo dalbo
20/02/2025

Buugaag qiimo badan lehna faaidooyin badan meel kasto aad joogto wad heleysaa buugaagtan ee soo dalbo

18/02/2025

■dadka ruuxa garab io
■gacan hiil ku siin kara
■gartaadana intu galo
■guushada dhicin kara
■inaad adigu garataa
◾waxay tahy Garaadkaa❤️

13/01/2025

Qof garaad la bidayaa🤐
Marbuu garasho liitaa 😤
Ruuxaad gaadh isleedahay🚶‍♂️
Marbuu adi ku goobaa🏃‍♂️
Halka aad ka gurataa ☺️
Mar bay guulo badan tahay 💯
Wax shalay gudboonaa❤
Marbuu maanta gaabtaa 🖤
Waxan uga gol leeyahay🙁
Gadgadoonka waayuhu 💨
Ilayn galaba waa cayn 👌

12/01/2025

Asxaabta Meelkasta oo aad joogtan waa idin salaamay pageku waa cusub yahay soo dhawaada

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when kaafi Mohamed Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category