Al imra High Institute of Languages and Technology

Al imra High Institute of Languages and Technology Xarunta Al imra br3 waxa ay ku taala degmada yaqshid gaar ahaan lafweyn ama deggaanka siisii wixii Faahfaahin dheeraad ah nagala soo xariir 61 0468856

28/02/2026
Tijaabi aqoontaada
25/02/2026

Tijaabi aqoontaada

 imra high institute of languages and technology br3waxay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa Maalinta Calanka Qar...
12/10/2025

imra high institute of languages and technology br3
waxay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa Maalinta Calanka Qaranka Soomaaliyeed, oo ku beegan 12-ka Oktoobar.

Calanka buluugga ah ee xiddigta cad leh waa astaan u taagan Shanta Soomaaliyeed, waxayna xasuusin u tahay halgankii geesinimada lahaa ee ay sameeyeen aasaasayaashii xornimada iyo midnimada Soomaaliyeed.

πŸ“’ WARGELIN MUHIIM AHWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dhigata dugsiyada sare, gaar ahaan Form 1 iyo Form 4, in Al-I...
27/08/2025

πŸ“’ WARGELIN MUHIIM AH

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dhigata dugsiyada sare, gaar ahaan Form 1 iyo Form 4, in Al-Imra Branch 3 uu si rasmi ah u bilaabay koorsooyin gaar ah oo lagu baranayo maadooyinka sayniska (Scientific Subjects).

πŸ”¬ Maadooyinka lagu baranayo:
1️⃣ Biology
2️⃣ Chemistry
3️⃣ Mathematics
4️⃣ Physics

⏳ Muddada:
Koorsooyinkani waa kuwo socon doona muddo kooban, si qoto dheer ayaana loogu baran doonaa maadooyinka muhiimka ah ee sayniska.

🎯 Ujeeddooyinka Koorsooyinka:
β—‡ In ardayda lagu xoojiyo fahamka iyo aqoonta maadooyinka sayniska.
β—‡ In lagu diyaariyo imtixaannada muhiimka ah ee soo socda.
β—‡ In lagu dhiso asaaska aqooneed ee mustaqbalka waxbarasho iyo xirfadeed.

πŸ‘‰ Waxaan ku boorinaynaa dhammaan ardayda fasallada kor ku xusan in ay ka faa’iideystaan fursaddan qaali ah oo aan la seegi karin, maadaama si gaar ah loogu talagalay horumarinta aqoonta iyo xirfadda ardayda.

πŸŽ“ Fursad Dahabi ah!
Ha ka harin, iskadiiwaangeli maanta!

πŸ“ž Tel: +252610468856
πŸ“§ WhatsApp: Halkaan ku dhufo
https://wa.me/252610468856
πŸ“ Xarunta Al-Imra BR3 waxa ay ku taallaa degmada Yaqshid, gaar ahaan Lafweyn (Siisii).
Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir lambarka sare ku qoran.

******Hambalyo iyo Bogaadin*******Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ku guuleystay imtixaanka Wasa...
24/08/2025

******Hambalyo iyo Bogaadin*******

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ku guuleystay imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada. Guushiinnu waa mid aad ku mutaysateen dadaal, juhdi iyo samir, waana bilowgii guulo kale oo waaweyn oo aad nolosha ku gaari doontaan.

Dhinaca kale, ardayda aan sanadkan ku guuleysan imtixaanka, waxaan idiin leenahay niyad jab ma jiro, guul kastaa waxay ku timaadaa tijaabo iyo dulqaad. Fashilku ma ahan dhammaad, balse waa cashar iyo fursad cusub oo aad ku xoojin doontaan dadaalkiinna. Mustaqbal wanaagsan ayaa idin suga, haddii aad niyadda adkeysi iyo halgan badan ku sii waddaan.

Dhammaan ardayda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa in ay isku duubnaadaan, horumar ka shaqeeyaan, waxbarashadana u arkaan dariiq ay mustaqbalkooda iyo dalkoodaba ku iftiimiyaan.

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta in shaacinta natiijooyinka ay dhici doonto berri, haddii Eebe i...
23/08/2025

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta in shaacinta natiijooyinka ay dhici doonto berri, haddii Eebe idmo.
Mahadsanidiin

Al imra high institute of languages and technology br3 waxay kuu soo bandhigeysaa Basic Computer Course oo dhameystiran𝙒...
10/08/2025

Al imra high institute of languages and technology br3 waxay kuu soo bandhigeysaa Basic Computer Course oo dhameystiran
𝙒𝙖𝙭𝙖𝙖𝙙 𝙠π™ͺ 𝙗𝙖𝙧𝙖𝙣 𝙙𝙀𝙀𝙣𝙩𝙖𝙖 π™˜π™€π™ͺπ™§π™¨π™š-𝙠𝙖:
βœ… Aasaaska Kombiyuutarka iyo Adeegsigiisa
βœ… Isticmaalka Microsoft Office (Word, Excel, PowerPoint)
βœ…οΈ Barashada xirfada qoraal boobsiinta (Typing skill)
βœ… Hagista Xirfadaha Shaqo ee Teknolojiyada
Waxii Faah-Faahindheeri ah nagala soo xariir WhatsApp link ga hoose πŸ‘‡
πŸ“₯ https://wa.me/+252610468856
πŸ“ Goobta: yaqshiid, gaar ahaan hotel lafweyn

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 14:00 - 21:00
Tuesday 14:00 - 21:00
Wednesday 14:00 - 21:00
Thursday 14:00 - 18:00
Friday 15:00 - 18:00
Saturday 14:00 - 21:00
Sunday 14:00 - 21:00

Telephone

+2 52 618645831

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al imra High Institute of Languages and Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share