15/02/2025
๐จ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐: Al Nassr ayaa aad ugu dhowaaday saxiixa Darwin Nรบรฑez inta lagu jiray suuqa bisha Janaayo ๐
Heshiiska dhaqaale ee u dhexeeyay Nรบรฑez, Al Nassr iyo Liverpool wuu ๐๐ก๐๐ฐ๐aโฆ wadahadaladuna aad ayay u hormareen.
Xiddiga dhankiisa wuxuu diyaar u ahaa inuu u wareego, laakiin Liverpool ayaa ugu dambeyn diiday dalabka rasmi ah ee ugu dambeeyay.
Ma ahayn arrin dhaqaale, maadaama qiimaha la isku afgartay uu u dhigmaayay qiimaha suurtagalka ah ee Darwin, balse waxay ahayd โgoโaan farsamoโ.
Liverpool ma aysan rabin inay iibiso ciyaaryahan muhiim ah bishii Janaayo, sidoo kalena ma aysan helin beddel ku habboon waqti gaaban gudihiis.
Maamulka Reds ma rabin inay wax iska beddelaan bishii Janaayo, sidoo kalena ma aysan dooneynin inay lacag badan ku bixiyaan weeraryahanno aan xitaa kujirin liiska xagaaga 2025.
Kooxdu ma aysan rabin inay wax isbeddel ah ku sameyso Arne Slot maadaama ay si wacan u socoto xilli ciyaareedkan. Inkasta oo Al Nassr ay dalab wanaagsan soo gudbisay, haddana wadahadaladii waxay ugu dambeyn burbureen.
Al Nassr ayaa ku qanacsan saxiixooda Jhon Durรกnโฆ hase yeeshee, kooxaha Sacuudiga ayaa weli xiiseynaya Darwin xagaaga soo socda. ๐๐ธ๐ฆ