Hankaabe ICT Solutions

Hankaabe ICT Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hankaabe ICT Solutions, Information Technology Company, Baidoa, Mogadishu.

Hankaabe ICT Solutions provides innovative technology services including software development, networking, digital systems, cybersecurity, technical support, and smart ICT solutions for businesses, organizations, and institutions.

๐—ช๐—”๐—ซ๐—”๐—”๐—ก ๐—ž๐—จ ๐—™๐—”๐—ฅ๐—”๐—ซ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—”๐—›๐—”๐—ฌ ๐—œ๐—ก ๐—”๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—ข๐—ข ๐—•๐—”๐—ก๐——๐—›๐—œ๐—š๐—ก๐—ข ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜-๐—ž๐—” ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—• ๐—˜๐—˜ ๐—”๐—Ÿ-๐—™๐—”๐—Ÿ๐—”๐—ค ๐—ฃ๐—ฅ๐—œ๐— ๐—”๐—ฅ๐—ฌ ๐—”๐—ก๐—— ๐—ฆ๐—˜๐—–๐—ข๐—ก๐——๐—”๐—ฅ๐—ฌ ๐—ฆ๐—–๐—›๐—ข๐—ข๐—Ÿ๐—›๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—œ๐—–๐—ง ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ...
19/09/2026

๐—ช๐—”๐—ซ๐—”๐—”๐—ก ๐—ž๐—จ ๐—™๐—”๐—ฅ๐—”๐—ซ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—”๐—›๐—”๐—ฌ ๐—œ๐—ก ๐—”๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—ข๐—ข ๐—•๐—”๐—ก๐——๐—›๐—œ๐—š๐—ก๐—ข ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜-๐—ž๐—” ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—• ๐—˜๐—˜ ๐—”๐—Ÿ-๐—™๐—”๐—Ÿ๐—”๐—ค ๐—ฃ๐—ฅ๐—œ๐— ๐—”๐—ฅ๐—ฌ ๐—”๐—ก๐—— ๐—ฆ๐—˜๐—–๐—ข๐—ก๐——๐—”๐—ฅ๐—ฌ ๐—ฆ๐—–๐—›๐—ข๐—ข๐—Ÿ

๐—›๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—œ๐—–๐—ง ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ waxay ku faraxsan tahay inay soo bandhigto ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—”๐—น-๐—™๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—พ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น,

Website-kan waxaan u naqshadaynay una horumarinay si ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต, ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป, isla markaana si wanaagsan uga tarjumaya aqoonsiga, waxbarashada iyo adeegyada dugsiga.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ท๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ
๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ข๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ
๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ
๐—ซ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ
๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ
๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ

๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Waajid District, Bakool, Somalia
๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ฒ: al-falaqschool.com

๐—ก๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ป & ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป

๐—›๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—œ๐—–๐—ง ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€

๐—–๐—ผ๐—ป๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐˜๐—ผ ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—™๐—ผ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ & ๐—–๐—˜๐—ข, Eng-Isse Hassan AbukarHankaabe ICT Solutions is proud to celebrate a new professio...
15/08/2026

๐—–๐—ผ๐—ป๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐˜๐—ผ ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—™๐—ผ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ & ๐—–๐—˜๐—ข, Eng-Isse Hassan Abukar

Hankaabe ICT Solutions is proud to celebrate a new professional achievement by our ๐—™๐—ผ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ & ๐—–๐—˜๐—ข, ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—œ๐˜€๐˜€๐—ฒ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ, who has successfully completed the ๐—œ๐—ง ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—–๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐˜€๐˜ โ€“ ๐—ฆ๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ฐ๐˜ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ (๐—œ๐—ง๐—ฆ๐—ฃ) by Schneider Electric.
This certification represents a valuable addition to his expertise in IT infrastructure, data center technologies, power management, and digital infrastructure solutions.

At Hankaabe ICT Solutions, we believe that ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฒ๐—ฑ๐—ด๐—ฒ, ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป, ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—ฒ๐˜…๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐˜€๐—ฒ are essential to delivering technology solutions that create real value for organizations and communities.

This achievement reflects our continued commitment to professional excellence, innovation, and continuous learning.

We are proud to see our leadership continue to invest in knowledge and expertise as we work toward delivering reliable, secure, and innovative ICT solutions.

๐—–๐—ผ๐—ป๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€, ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—œ๐˜€๐˜€๐—ฒ, ๐—ฎ๐—ป๐—ผ๐˜๐—ต๐—ฒ๐—ฟ ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฝ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ ๐—ถ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—ฟ ๐—ณ๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ ๐˜๐—ต๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ด๐—ต ๐˜๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†.

Ma u baahan tahay Website Casri ah?Hankaabe ICT Solutions waxay kuu dhisaysaa website casri ah, qurux badan, ammaan ah, ...
13/08/2026

Ma u baahan tahay Website Casri ah?

Hankaabe ICT Solutions waxay kuu dhisaysaa website casri ah, qurux badan, ammaan ah, isla markaana si fiican uga shaqeeya computer, tablet iyo mobile.

Waxaan kuu sameynnaa:

Website-ka Bangiyada
Website-ka Ganacsiyada & Shirkadaha
Website-ka Dugsiyada
Website-ka NGO-yada
Website-ka Isbitaallada
Website-ka Hoteellada
Website-ka E-Commerce
Website-ka Real Estate
Website-ka Courier & Delivery
Website-ka Blog-yada
Iyo website-yo gaar ah oo ku saleysan baahidaada

Maxaad sugaysaa?
Ganacsigaaga u samee muuqaal online ah oo xirfad leh, si macaamiishaadu si fudud kuugu helaan.

HANKAABE ICT SOLUTIONS
Technology Solutions You Can Trust

Nala soo xiriir:
WhatsApp: +252 615582823
Email: [email protected]

Client FeedbackWe sincerely thank Mohamed Yasin Arabey for trusting Hankaabe ICT Solutions with the development of a Sch...
03/08/2026

Client Feedback

We sincerely thank Mohamed Yasin Arabey for trusting Hankaabe ICT Solutions with the development of a School Attendance Management System.

It was our pleasure to deliver a reliable, user-friendly, and efficient solution that simplifies daily student attendance tracking and improves school management.

At Hankaabe ICT Solutions, we provide:

๐ŸŒ Website Design & Development
๐Ÿ’ป School & Business Management Systems
๐Ÿ“ฑ Mobile App Development
๐ŸŽจ Graphic Design & Branding
๐Ÿ›ก๏ธ Cybersecurity Solutions
๐ŸŒ Networking & IT Infrastructure
๐Ÿ“น CCTV Installation & Maintenance
โ˜๏ธ Cloud & Email Solutions
๐Ÿ–ฅ๏ธ IT Support & Consultancy

Your satisfaction inspires us to continue delivering innovative, reliable, and high-quality ICT solutions.

Thank you for choosing Hankaabe ICT Solutions

๐Ÿ“ž Contact us today for your next ICT project.
[email protected]

Ganacsigaaga Ku Hoggaami Guul iyo Horumar!Ma doonaysaa in ganacsigaagu noqdo mid casri ah, ammaan ah, oo ka hormara tart...
01/07/2026

Ganacsigaaga Ku Hoggaami Guul iyo Horumar!

Ma doonaysaa in ganacsigaagu noqdo mid casri ah, ammaan ah, oo ka hormara tartanka suuqa?

HANKAABE ICT SOLUTIONS waxay kuu haysaa xalal ICT oo casri ah, tayo sare leh, isla markaana lagu kalsoonaan karo si aad u gaarto yoolalkaaga ganacsi.

Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:

Horumarinta Software-yada
Samaynta iyo Horumarinta Website-yada
Samaynta Mobile Apps (Android & iOS)
Amniga Internet-ka (Cybersecurity)
Rakibidda iyo Maamulka Shabakadaha (Networking)
Cloud & Server Solutions
Rakibidda Kaamirooyinka Amniga (CCTV)
Taageerada Farsamada iyo Dayactirka ICT

Maxaad Noo Dooranaysaa?

โœ… Khibrad iyo xirfad sare
โœ… Adeeg tayo leh oo lagu kalsoonaan karo
โœ… Xalal casri ah oo ku habboon baahidaada
โœ… Taageero farsamo oo joogto ah
โœ… Mashruucyo lagu dhammeeyo waqtigooda

Hadafkeenna waa inaan kuu fududeyno isticmaalka tiknoolajiyada, korna u qaadno wax-soo-saarka iyo koboca ganacsigaaga.

Ha sugin berri, maanta nala soo xiriir oo bilow safarka guusha ganacsigaaga.

+252 615582823
[email protected]
www.hankaabeict.com

HANKAABE ICT SOLUTIONS

Ma doonaysaa inaad ganacsigaaga u beddesho mid casri ah oo la jaanqaada tiknoolajiyada maanta?HANKAABE ICT SOLUTIONS wax...
01/07/2026

Ma doonaysaa inaad ganacsigaaga u beddesho mid casri ah oo la jaanqaada tiknoolajiyada maanta?

HANKAABE ICT SOLUTIONS waxay bixisaa xalal ICT oo dhammaystiran, casri ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo si ganacsigaaga uu u kobco, u noqdo mid ammaan ah, una gaaro heerka xiga.

Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:

1. Software Development
2. Website Design & Development
3. Android & iOS Mobile App Development
4. Cloud Solutions
4. Cybersecurity & Network Security
5. Network Infrastructure & System Administration
6. CCTV Camera Installation & Access Control Systems
7. IT Support & Maintenance

Maxaad Noo Dooranaysaa?

โœ… Khubaro ICT oo xirfad sare leh
โœ… Xalal casri ah oo ku habboon baahidaada
โœ… Amni, tayo iyo kalsooni
โœ… Taageero farsamo oo joogto ah
โœ… Adeeg degdeg ah iyo mashruucyo lagu dhammeeyo waqtigooda

Hadafkeenna waa inaan ku siino xalal tiknoolajiyadeed oo fududeeya shaqadaada, kordhiya wax-soo-saarkaaga, isla markaana horumariya ganacsigaaga.

Nala soo xiriir maanta, hana u oggolaan fursadaha tiknoolajiyadu inay ku dhaafaan.

+252 615582823
[email protected]
www.hankaabeict.com

HANKAABE ICT SOLUTIONS
Your Trusted ICT Partner.

QIIMO DHIMIS GAAR AHSi aan ula qeybsanno farxadda MUNAASABADDA 1-DA LUULIYO AWGEED, HANKAABE ICT SOLUTIONS waxay idiin s...
01/07/2026

QIIMO DHIMIS GAAR AH

Si aan ula qeybsanno farxadda MUNAASABADDA 1-DA LUULIYO AWGEED, HANKAABE ICT SOLUTIONS waxay idiin soo bandhigaysaa QIIMO DHIMIS GAAR AH oo ku saabsan adeegyadeenna.

Ka faaโ€™iidayso fursaddan gaarka ah!

โœ… Qiimo dhimis munaasabadda 1-da Luuliyo
โœ… Adeegyo tayo sare leh
โœ… Taageero farsamo oo joogto ah

Ka faaโ€™iidayso qiimo dhimista munaasabadda 1-da Luulyo ka hor inta aysan dhammaan. Qiimo dhimistan waxaya soconaysaa muddo xaddidan.
Ha moogaan fursaddan!

Nala soo xiriir maanta:
+252 615582823
[email protected]
www.hankaabeict.com

HANKAABE ICT SOLUTIONS.

Iskuulkaaga u gudbi nidaam casri ah!Ma ku daashay maamulka ardayda oo waraaqo badan iyo waqti badan kaa qaata?HANKAABE I...
30/06/2026

Iskuulkaaga u gudbi nidaam casri ah!

Ma ku daashay maamulka ardayda oo waraaqo badan iyo waqti badan kaa qaata?

HANKAABE ICT SOLUTIONS waxay kuu soo bandhigaysaa School Management System oo dhammaystiran, kaas oo fududeynaya maamulka dugsigaaga hal meel.

Astaamaha System ka:

โœ… Student Management
โœ… Teacher Management
โœ… Attendance Management
โœ… Examination Management
โœ… Fee & Accounting Management
โœ… Timetable Management
โœ… Parent & Student Portal
โœ… Reports & Analytics
โœ… Email Notifications
โœ… Multi-User Access & Role Management
โœ… Web & Mobile Access

Faa'iidooyinka Nidaamka
- Maamul dhammaan xogta dugsiga hal meel.
- La soco xaadirinta ardayda iyo macallimiinta waqtiga dhabta ah.
- Si fudud u maamul lacagaha iskuulka iyo warbixinaha maaliyadeed.
- Soo saar warbixino dhammaystiran hal gujin.
- Ardayda iyo waalidiintu waxay si fudud ula socon karaan natiijooyinka, jadwalka iyo ogeysiisyada.

Kor u qaad tayada maamulka Iskuulkaaga adigoo adeegsanaya nidaam casri ah, ammaan ah, oo fudud in la isticmaalo.

Nala soo xiriir maanta:
+252 615582823
[email protected]

HANKAABE ICT SOLUTIONS
Empowering Education Through Smart Technology.

CCTV Camera InstallationMacaamiil ma doonaysaa inaad ganacsigaaga la socoto adigoo ka maqan?Ma doonaysaa inaad mobilkaag...
30/06/2026

CCTV Camera Installation

Macaamiil ma doonaysaa inaad ganacsigaaga la socoto adigoo ka maqan?

Ma doonaysaa inaad mobilkaaga ka daawato gurigaaga, carruurtaada, iyo qoyskaaga meel kasta oo aad joogto?

HANKAABE ICT SOLUTIONS waxay kuu keentay xalalka ugu casrisan ee CCTV Security Camera Systems, si aad u hesho amni, kalsooni, iyo kormeer joogto ah.

Maxaad heli doontaa?

โœ… Daawasho Toos ah (Live View) 24/7
โœ… Kormeer meel kasta oo aad joogto
โœ… Digniin degdeg ah marka dhaqdhaqaaq la ogaado
โœ… Muuqaal HD ah oo cad
โœ… Kaydinta muuqaalada si aad mar kasta dib ugu eegto
โœ… Taageero farsamo oo joogto ah

Ha sugin ilaa ay dhibaato dhacdo. Ka hortag maanta adigoo rakibanaya CCTV Camera System oo casri ah.

๐Ÿ“ž Dalbo adeeggaaga maanta!

+252 615582823
HANKAABE ICT SOLUTIONS
https://hankaabeict.com

Waxaan Ilaalinaa Waxa Kuugu Qiimaha Badan.

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฏ๐˜† ๐—›๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—œ๐—–๐—ง ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€We are proud to announce the publication of a new cybersecurity resear...
29/06/2026

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฏ๐˜† ๐—›๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—œ๐—–๐—ง ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€

We are proud to announce the publication of a new cybersecurity research paper authored by our CEO, Eng-Isse Hassan Abukar.

๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ง๐—ถ๐˜๐—น๐—ฒ
Cybersecurity Challenges in Somalia: Current Threats, Policy Gaps, and Strategic Solutions

In today's digital era, cybersecurity has become one of the most critical challenges facing governments, financial institutions, telecommunications companies, universities, businesses, and individuals

This research provides an in-depth analysis of Somalia's cybersecurity landscape by examining emerging cyber threats, identifying policy and regulatory gaps, and presenting practical strategic recommendations to strengthen national cybersecurity resilience.

๐—ฅ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ & ๐——๐—ผ๐˜„๐—ป๐—น๐—ผ๐—ฎ๐—ฑ (๐—ญ๐—ฒ๐—ป๐—ผ๐—ฑ๐—ผ):
https://zenodo.org/records/21026687

๐—ง๐—ต๐—ถ๐˜€ ๐—ฝ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ถ๐˜€ ๐—ณ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐˜† ๐—ฎ๐˜ƒ๐—ฎ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ:
Researchers
Students
Policymakers
ICT Professionals
Government Institutions
Financial Organizations
Telecommunications Companies
The General Public

๐—›๐—ผ๐˜„ ๐˜†๐—ผ๐˜‚ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐˜‚๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜ ๐˜๐—ต๐—ถ๐˜€ ๐˜„๐—ผ๐—ฟ๐—ธ:
Read the publication
Share it with your network
Cite it in your academic and professional work
Help promote cybersecurity awareness across Somalia and Africa

At Hankaabe ICT Solutions, we remain committed to advancing cybersecurity awareness, digital innovation, research excellence, and technology-driven solutions for a safer digital future.

๐—ง๐—ผ๐—ด๐—ฒ๐˜๐—ต๐—ฒ๐—ฟ, ๐˜„๐—ฒ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—ถ๐—น๐—ฑ ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ, ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฒ๐—ฟ, ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—บ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜€๐—ฒ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐—ณ๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ.

Address

Baidoa
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hankaabe ICT Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share