Abuubakar Designer

Abuubakar Designer Page kaan waxaad ka helaysaa design ku qanciyo iyo adeeg ku raali galiyo oo qiima jaban

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Dhamaan asxaabta jecel in loo sameeyo poster ka Ramadan mubarak waa diyaar oo hada dalbo oo h...
23/02/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan asxaabta jecel in loo sameeyo poster ka Ramadan mubarak waa diyaar oo hada dalbo oo hada hel
Qiimaha poster ka waa $1

Hadaba soo dhawaada macaamiishayna

Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga?.Koorsadaan waa Taadi.Wa...
30/11/2024

Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga?.

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) IWM.

Qiimaha Koorsadaan waa $6.

25 arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta Diwaangalinta.

WhatsApp:
http://wa.me/+252619194515

30/09/2024

Habeen wanaagsan all Muslim

30/09/2024

Welcome to people

Address

Deg. Boondheere
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abuubakar Designer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share