22/02/2019
Ogaysiis: Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan Macaamiisheena sharafta leh in aan dib ufurnay xafiiskii South Sudan, dhaman macamisha waxaa ugu bisharaynaynaa in ay helayaan adegooda waqti walbo , sidoo kale waxaan dib u furnay Xafiiskii Turkiga