15/08/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaan halkan Hambalyo uga direynaa dhamaan Ardayda Fasalka 12-aad! ee ka gudubtey heerka waxbarashada dugsiga sarreππ
Si gaar ah waxaan Hambalyo udireynaa ardeyda gashey 4ta kaalmod ee ugu sareysaππ
Sugitaan dheer kadib, ugu dambeyn waxaad gaarteen halka aad hiigsaneyseen ee aad har iyo habeen utaagneydeen
Blue Poster Adverts
61 4376526