Shaahid Media

Shaahid Media provides verified stories Shaahid Media is your choice

02/06/2026
02/06/2026

Sheikh Shariif oo u diyaar garoobaya in uu xabbad kala hor tago Xassan Sheikh Maxamud, xogo hoose ayaa tilmaamaya in uu taageero ka helayo taliyihii h**e ee CXD Sareeye gaas Odawaa Yuusuf Rage iyo Gen. Saney Cabdulle. Sheikh Shariif ayaa maanta kulan la qaatay odayaal jufadiisa ah.

01/06/2026

"Qof ayaa yiri Shariif iyo Xassan waa isku mid. Isku mid ma nihin; aniga dalkaan dembi k**a gelin, qof ma barakicin, qof ma xirin, muddo xileedkayga oo dhamaadayna kursi kuma sii fadhin"

SHEIKH SHARIIF

01/06/2026

Nin ayaa lagu gowracay magaalada Dhuusamareeb, rag ku hayb ah ninka la gowracay ayaa ku hanjabay in haddii 24 saac gudahood aan lagu soo qaban gacan ku dhiiglihii falkaas gaystay ay iyagu raadsan doonaan aysanna masuul ka ahayn wixi dhaca muddadaas wixi ka dambeeya

30/05/2026

Xoogaga Jabhadda RRA ee taabacsan Madaxweynihii h**e ee KG lafta gareen ayaan saakay aroortii dhowr jiho ka soo galay magaalada Baydhabo inkasta oo la sheegay in dib looga saaray magaalada, saakay waxaa lagu wadey in la dhaariyo xildhibaanada dawlad goboleedka koonfur galbeed ee dhowaan la soo doortay

29/05/2026

Sanbaloolshe: " Nin bakhiil ah oo dabaal ah ayaa la yiri hooyadaa waa xanuunsan tahaye ee neef lagu quraan saaro keen, markaasuu yiri waxaan ka baqayaa in neefka layga qalo habartuna dhimato"

26/05/2026

Dibigan oo lagu naaneesay Trump ayaa viral ka noqday dalka Bangladesh iyo baraha bulshada ka dib markii la sheegay timaha foolkiisa ku yaal in ay u egyihiin timaha Donald Trump dad oo ay ka mid yihiin dawlado loolan kula jira Maraykanka sida Iiran iyo Ruushka ayaa ka falceliyey.

Address

Wadnaha Street
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaahid Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share