Saadaq Macalin

Saadaq Macalin Technology

05/08/2023
20/12/2022
17/12/2022
Sergio Ramos Ayaa Dhaliyay 3 Goals 4 Kulan Oo La Ciyaaray La Liga Tan Iyo Markii Dib Loo Bilaabay, Ma Jirto Ciyaaryahan ...
25/06/2020

Sergio Ramos Ayaa Dhaliyay 3 Goals 4 Kulan Oo La Ciyaaray La Liga Tan Iyo Markii Dib Loo Bilaabay, Ma Jirto Ciyaaryahan Ka Goolal Badan La Liga.

Sergio Ramos Ayaa Noqday Daaficii Ugu Horeeyay Ee Dhaliyay 8+ Goals Hal Xili Ciyaareed Tan Iyo Ezequiel Garay Oo U Ciyaari Jiray Racing 2006/07 (9 Gool).

Sergio Ramos Ayaa Dhaliyay 118 Goals Iyo 45 Caawin Kooxdiisa Iyo Wadankiisa....

Waa Ciyaaryahan Dhammaystiran Oo Difaac Kuu Noqon Kara, Gool Kuu Dhalin Kara,Waa Hoggaamiye Weyn. Nasiib Ayaan Leenahay Inaan Heysano✅

Real Madrid:3 Valencia:0Real Madrid aya guul muhiim aha ka gaadhey kooxda Valencia waxayna so yareysa farqiqa kalasa rey...
19/06/2020

Real Madrid:3 Valencia:0
Real Madrid aya guul muhiim aha ka gaadhey kooxda Valencia waxayna so yareysa farqiqa kalasa reynta horyala kaliya 2 dhibcood ba Lo gahaya.

Assensio 330 maalmood kadib gool u dhaliyey kadib dhawac u ku maqna, labada kale bensema aya u dhaliyey.

04/06/2020

Hazard and Asensio can be game-changers in title race, says McManaman
19 hours ago / autty
Eden Hazard and Marco Asensio have been hailed as the potential game-changers that can help Real Madrid catch Barcelona in the LaLiga title race.

Hazard underwent surgery in February after fracturing his ankle while Asensio has missed the entirety of the 2019-2020 campaign after suffering an anterior cruciate ligament injury last July.

Both players have been back on the training pitch ahead of LaLiga's return with Real's first game back coming up on June 14 when they host Eibar.

Zinedine Zidane's side have scored 14 goals less than title rivals Barca but the two forwards could provide a much needed attacking boost as they aim to close their two point deficit.

Former player Steve McManaman believes the pair coming back to fitness will be a huge advantage.

'Eden Hazard will be back fit and Asensio will be back fit so that will give them an extra push to catch those two points on Barcelona,' he said.

'It will benefit them, I think it's the same for all the top teams in all the top leagues - if you're at the top of the league it normally means you have the best squad, the biggest squad and more quality than everyone else.

'The fact that you've had two or three months for everybody to get fit and that surely will benefit them, it certainly will with Real Madrid.'

While Asensio has been unable to make an appearance for Real this season, Hazard has played 15 times but has only managed one goal since his £90million move from Chelsea last summer.

An ankle injury at the end of November kept him on the sidelines until February but he only managed to return for two games before picking up his second ankle blow.

McManaman, who played for Real between 1999 and 2003, was speaking ahead of the LaLiga's return on June 13 which begins with Barcelona's trip to Mallorca.

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa si xamaasad leh uga hadlay fikrada uu ku doonayo ...
02/06/2020

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa si xamaasad leh uga hadlay fikrada uu ku doonayo inuu kula saxiixdo Kylian Mbappé oo si xoogan looga doonayo Madrid.

Daraasad shaaca looga qaaday shabakada “KPMG Network” saacado ka hor ayaa lagu sheegay in qiimaha Kylian Mbappé ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda uu noqday 177 million euros sababa la xiriira Coronavirus.

Haddaba Florentino Pérez ayaa aaminsan in qiimaha lagu sheegay daraasada ay habboon tahay Real Madrid inay ku iibsato Kylian Mbappé, waxaana haddii ay arrinta tahay mid dhab ah inuu u jibin doonaa Qasnada Real Madrid

Address

Abagado, Masaajidka Showriga
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saadaq Macalin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share