Banking & ICT Expo Somalia

Banking & ICT Expo Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Banking & ICT Expo Somalia, Information Technology Company, KM5, Mogadishu.

Waa carwadii 2aad ee ICT iyo Adeegyada Maaliyadeed ee lagu qabto Soomaaliya, waxaana isugu imanaya daneeyeyaasha ganacsiyada maaliyadda, isgaarsiinta iyo teknoolojiyada Soomaaliya.

CARWADA OO LA BALLAARIYAYMaadaama aan la kala saari karin teknolojiyada iyo adeegyada maaliyadeed maadaama ay wada istic...
04/12/2019

CARWADA OO LA BALLAARIYAY
Maadaama aan la kala saari karin teknolojiyada iyo adeegyada maaliyadeed maadaama ay wada isticmaalaan teknolojiyad, waxaa la go'aamiyay in la ballaariyo carwada oo lagu soo daro bankiyada.

Haddaba bisha Abriil 2020 insha Alah waxaa la qaban doonaa carwo ka ballaaran tii 2018, halkaas oo ay isugu iman doonaan dhammaan shirkadaha ka ganacsatada adeegyada maaliyadeed sida bankiyada, caymiska, forex, shirkadaha isgaarsiinta iyo teknolojiyada.

14/10/2019
22/10/2018
19/10/2018
SOMALIA’S MAJOR ICT EVENT COMES TO A CLOSE WITH NEW PRODUCT LAUNCHES(Mogadishu, October 18, 2018) Somalia’s first Inform...
18/10/2018

SOMALIA’S MAJOR ICT EVENT COMES TO A CLOSE WITH NEW PRODUCT LAUNCHES

(Mogadishu, October 18, 2018) Somalia’s first Information and Communications (ICT) exhibition came to a close late Wednesday after two days of successful product launches, networking events, lucky draws, and panel sessions that brought out in-depth debates and fresh ideas on the ICT ecosystem trends that charted the achievements and new direction of the ICT sector of Somalia.

With the theme "Developing Vibrant ICT Sector", the Expo was attended by more than 60 local exhibitors from telecom, ISPs, web/software and app developers, ICT startups, major universities that offer ICT courses, and government ICT-related institutions.

Attended by thousands of the general public, the event provided an unprecedented networking opportunity for the youth who had interactive discussions with the leaders of the sector both from the private and the public. The lucky draw prizes by majority of the exhibitors, notably a brand new laptop by the organizers and 15 scholarships from Plasma and Horseed universities and the state-run National Communications Institute, created enthusiasm within the participants.

Somalia’s country-code domain (dotSO) launched the (.me.so) domain for the first time by giving out free domains to students and authors to promote blogging within the young people.

H. E. Abdurahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Governor of Benadir, the official sponsor of the event, said he was impressed by the quality of services and innovative ideas exhibited at the Expo. “Both locally and nationally, we are working hard to create an enabling environment to help the young people create jobs for themselves and for the fellow citizens.”

At the closing ceremony, minister for Post, Telecom and Technology, H. E. Eng Abdi Ashur, said the Expo has shown the strength, diversity and the vibrancy of Somalia’s ICT sector.

“The event gave the country's ICT sector a further boost and showcased the progress made in this sector by the public and private sectors. We will continue providing such platforms to the sector through different initiatives,” concluded the minister.

CARWADA ISGAARSIINTA & TEKNOLOJIYADA OO LA SOO GABAGABEEYAY(Muqdisho, Oktobar 18, 2018) Carwadii ugu horreysay ee Isgaar...
18/10/2018

CARWADA ISGAARSIINTA & TEKNOLOJIYADA OO LA SOO GABAGABEEYAY

(Muqdisho, Oktobar 18, 2018) Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, ka dib 2 maalmood oo la soo bandhigayay adeegyo, aqoon-isweydaarsiyo, iyo fikrado cusub oo ay is dhaafsanayeen qeybaha kala duwan eek a shaqeeya isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada dalka.

Carwadan oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 60 shirkad, jaamacad, iyo hay’adad dawladeed oo ka shaqeeya arrimaha isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada wuxuu ujeedkeedu ahaa inay fursad u helaan ay isku bartaan dhexdooda, isla markaana ay dadweynaha ku baraan waxa ay qabtaan.

Kumannaan dhallinyaro u badan oo carwada ka soo qeybgalay ayaa fursad u helay ay kula kulmaan madaxda shirkadaha iyo jaamacadaha iyo mas’uuliyiinta dawladda ee xiriirka la leh arrimaha Teknoolojiyada. Waxaa si gaar ah dhallinyarada u soo jiitay qalab lacag la’aan ah oo lagu guuleysanayay intii ay carwadu socotay oo ay bixinayeen inta badan shirkadaha ka soo qeyb galay, iyadoo ay xusid mudan tahay in jaamacadaha Plasma iyo Horseed iyo Machadka Isgaarsiinta Qaranku ay ku deeqeen 15 deeq waxbarasho oo la siinayay dhallinyarada, halka qabanqaabiyeyaasha carwada ay bixiyeen laptop cusub.

Waxaa sidoo kale markii ugu horreysay la daah furay cinwaanka (.me.so) oo loogu talo galay shakhsiyaadka, kaas oo si lacag la’aan ah ay ku guuleysteen dhallinyaro qorayaal ah si loogu dhiirrigeliyo inay wax qoraan.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee taabba-geliyay carwada, Md. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) oo xafladda xiritaanka ka hadlay ayaa sheegay inuu aad ula dhacay tayada adeegyada iyo fikradaha la soo bandhigay. “Anaga dawlad ahaan waxaa nalaga doonayaa inaan abuurno jawi saamaxaya in dhallinyarada hal-abuurka leh ay ku aasaasaan fikrado shaqo-abuur u sameynaya naftooda iyo saaxiibadood,” ayuu yiri Guddoomiyuhu.

Md Eng. Cabdi Cashuur, Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada, oo soo xiray carwada ayaa sheegay in carwadani ay muujisay awoodda, kala-duwanaanshaha iyo xiisaha bahda isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada sida ay u dhan yihiin.

“Waxaan aragnay in carwadani ay bari-taareyso horumarka isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka maadaama ay siisay fursad lagu arko waxqabadkooda. Hadduu Alle idmo waxaan sii wadi doonnaa inaan abuurno fursado kale oo lagu horumariyo isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka,” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay wasiirku.

Address

KM5
Mogadishu
BN03010

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252615000000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banking & ICT Expo Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Banking & ICT Expo Somalia:

Share