Hisense Somalia

Hisense Somalia Official page of Hisense Somalia the product We Deliver TV's Audio Fridge Washing machine

21/10/2026

๐Ÿ  ๐‡๐š๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐‘๐š๐š๐๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ qalab casri ah oo gurigaaga u kordhiya raaxo, qurux iyo fududeyn nolol maalmeedkaaga, ๐‡๐ข๐ฌ๐ž๐ง๐ฌ๐ž ๐„๐ฅ๐ž๐œ๐ญ๐ซ๐จ๐ง๐ข๐œ๐ฌ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š waa halka aad ka heleysid qalab casri ah oo noloshaada fududeeya, gurigaagana ku soo kordhiya raaxo iyo casriyeyn. ๐Ÿ’š
๐Ÿ“บ ๐“๐•-๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก | โ„๏ธ ๐๐š๐›๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž-๐ฒ๐š๐š๐ฅ | ๐Ÿงบ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐๐ก๐š๐ซ๐ค๐š | ๐ŸŒฌ๏ธ ๐Œ๐ฎ๐ค๐ž๐ฒ๐Ÿ๐ฒ๐จ

๐‡๐ข๐ฌ๐ž๐ง๐ฌ๐ž โ€” ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š, ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐ ๐ซ๐š๐š๐ฑ๐š๐๐š๐š๐๐š! ๐Ÿ’š

18/10/2026

๐Ÿ โœจ ๐‡๐ˆ๐’๐„๐๐’๐„: ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐จ! โœจ๐Ÿ 
Markaad Hisense iibsato, alaab kaliya ma iibsanaysid, nabad iyo kalsooni ayaad iibsanaysaa! ๐Ÿ’š

๐Ÿ›ก๏ธ Dammaanad (Warranty) 2 ilaa 5 sano ah
๐Ÿ”ง Spare parts had iyo jeer diyaar ah
โšก Koronto yar ayay cunaan, biilkaaga korontada ayaa yaraanaya!
๐Ÿ“บ ๐“๐•-๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ ๐Ÿ’๐Š
โ„๏ธ ๐“๐š๐ฅ๐š๐š๐ฃ๐š๐๐š๐ก๐š
๐Ÿงบ ๐๐š๐ฌ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š๐ก๐š ๐๐ก๐š๐ซ๐ค๐š
๐Ÿณ ๐๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐ฃ๐ข๐ค๐š๐๐š
Ha ku khasaarin lacagtaada alaab aan tayo lahayn. Iibso mid kuu shaqaynaya sannado badan!

18/10/2026

๐Œ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ข๐ซ๐ข๐ง๐ฃ๐ž๐ž๐ซ ๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š,๐œ๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ค๐š๐š ๐ฑ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ก๐š๐๐ข๐ข ๐ž๐ฒ ๐ค๐จ๐ซ๐š๐ง๐ญ๐š๐๐ฎ ๐›๐š๐ฑ๐๐จ, ๐š๐ฆ๐š ๐€๐‚ ๐š๐š๐ง ๐ช๐š๐›๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ง? ๐Ÿฅต
Waxaa lagaaray Waqtigii aad usoo wareegi leheed Shirkada caalamiga ah ee ๐‡๐ข๐ฌ๐ž๐ง๐ฌ๐ž! โ„๏ธ

Tayo caalami ah, Damaanad 2-5 sano ah ,koronto cunid yar ,qiimo ku habboon, iyo noocyo badan oo aad ka dooran karto, dhammaantood hal meel ๐Ÿฌ

๐Ÿ“ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐‡๐ข๐ฌ๐ž๐ง๐ฌ๐ž! โ„๏ธ

Macaamiisheena waxa naga heli kartaa firiij Hisense oo aad ku aqaanaan In uu yahay mid koronto badan isticmaalinIn uu ya...
18/10/2026

Macaamiisheena waxa naga heli kartaa firiij Hisense oo aad ku aqaanaan
In uu yahay mid koronto badan isticmaalin
In uu yahay mid awoodiisa qaboojin ay sareeyso

Leh damaanad 2 sano ah

Hisense Somalia

Hisense Somalia  Ac-Hisense waa awood iyo Tayo sare Hada waxa ay diyaar kugu yihiin dhamaan xarumeheena Hisense
17/10/2026

Hisense Somalia
Ac-Hisense waa awood iyo Tayo sare
Hada waxa ay diyaar kugu yihiin dhamaan xarumeheena Hisense

15/10/2026

๐ŸŽ‰ ๐‡๐ˆ๐’๐„๐๐’๐„ ๐„๐‹๐„๐‚๐“๐‘๐Ž๐๐ˆ๐‚๐’ โ€“ ๐’๐Ž๐Œ-๐’๐Ž๐”๐ ๐„๐—๐๐Ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ŸŽ‰

๐Ÿ”ฅ ๐๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€-๐ƒ๐‡๐ˆ๐Œ๐ˆ๐’ ๐Ÿ‘๐ŸŽ% ๐€๐‡! ๐Ÿ”ฅ
Waxaan qayb ka nahay bandhigga weyn ee SOM-SOUQ EXPO 2026, halkaas oo aan idiinku hayno qiima-dhimis gaar ah oo gaaraysa 30% dhammaan qalabka elektaroonigga ah ee Hisense!

๐Ÿ›’ ๐Š๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ก๐ž๐ฅ:

โœ… ๐Ÿงบ ๐๐š๐ฌ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š๐ก๐š (๐–๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐  ๐Œ๐š๐œ๐ก๐ข๐ง๐ž๐ฌ)
โœ… ๐ŸงŠ ๐“๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฃ๐š๐๐š๐ก๐š (๐‘๐ž๐Ÿ๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ)
โœ… โ„๏ธ ๐Œ๐ฎ๐ค๐ž๐ฒ๐Ÿ๐ฒ๐š๐๐š
โœ… ๐Ÿ“บ๐“๐•๐’-๐Š๐€ ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ-๐ค๐š ๐š๐ก
โœ… ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐ช๐š๐ฅ๐š๐› ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐จ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก!

โณ Ha moogaan fursaddan! Kaalay, dooro, kana faaโ€™iidayso 30% qiima-dhimis!

%

12/10/2026

๐ŸŽ‰๐Ÿ’™ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐Ÿ๐€๐€๐ƒ โ€“ ๐‡๐ˆ๐’๐„๐๐’๐„ ๐„๐‹๐„๐‚๐“๐‘๐Ž๐๐ˆ๐‚๐’ | ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ ๐’๐”๐”๐ ๐„๐—๐๐Ž! ๐Ÿ’™๐ŸŽ‰
Waad ku mahadsantihiin booqashadii maalintii koowaad. Bandhiggu wuu sii socdaa!

30% qiimo-dhimis ah Smart TV-yada, qaboojiyeyaasha, talaagadaha iyo qalabka kale.

๐Ÿ“ Tarabuunka, Muqdisho

Hisense โ€” Tayo iyo Casriyeyn

12/10/2026

๐ŸŽ‰ Mahadsanid dhammaan ka-qaybgalayaashii booqday booth-ka Hisense Electronics ee Somali Suuq Expo! ๐Ÿ’™๐Ÿ™Œ

Waan ku faraxsanahay booqashadiinna iyo taageeradiinna! ๐Ÿ›๏ธโœจ

๐Ÿ“ Tarabuunka, Muqdisho
๐Ÿ”ฅ 30% qiimo-dhimis ah โ€” ha seegin fursadda!

12/10/2026

๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰ ๐‡๐ˆ๐’๐„๐๐’๐„ ๐„๐‹๐„๐‚๐“๐‘๐Ž๐๐ˆ๐‚๐’ โ€“ ๐’๐Ž๐Œ-๐’๐”๐”๐ ๐„๐—๐๐Ž ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰

Waxaan idinku casuumaynaa inaad soo booqataan jaardiinka Hisense ee Somali Suuqa Expo! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿ“บ TV-yo Smart ah, โ„๏ธ qaboojiyeyaal, ๐ŸงŠ talaagado iyo qalab kale oo guriga ah. Dhammaan si toos ah ayaad u arki doontaan!

๐Ÿ’ฅ Qiimo-dhimis 30% ah โ€“ bandhigga oo keliya!
โณ Fursaddu waa xaddidan tahay โ€“ ha dhaafin!

๐Ÿ“ Goobta: Tarabuunka, Muqdisho

Kaalay, nala kulan! ๐Ÿ›’

โœจ Hisense Electronics โ€“ Tayo iyo Casriyeyn! โœจ

11/10/2026

:

๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰ ๐‡๐ˆ๐’๐„๐๐’๐„ ๐„๐‹๐„๐‚๐“๐‘๐Ž๐๐ˆ๐‚๐’ โ€“ ๐’๐Ž๐Œ-๐’๐”๐”๐ ๐„๐—๐๐Ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” | ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐Ÿ๐€๐€๐ƒ! ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰

Maanta waa maalinta koowaad ee Somali Suuqa Expo 2026! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Bandhiggu wuxuu ka socdaa Tarabuunka, 11โ€“13 October, waxaanan idinku casuumaynaa inaad soo booqataan jaardiinkayaga.

๐Ÿ“บ TV-yo casri ah, โ„๏ธ qaboojiyeyaal, ๐ŸงŠ talaagado iyo qalab kale oo guriga ah. Dhammaan waxaad ku arki doontaan si toos ah!

๐Ÿ”ฅ Qiimo-dhimis 30% ah, oo bandhigga oo keliya ah!
โณ Fursadu waa 3 maalmood oo keliya. Ha dhaafin!

๐Ÿ“ Goobta: Tarabuunka, Muqdisho
๐Ÿ“… Taariikhda: 11โ€“13 October 2026

Kaalay, nala kulan, kana faaโ€™iidayso qiimo-dhimistan gaarka ah!

โœจ Hisense Electronics โ€“ Tayo iyo Casriyeyn! โœจ

Address

Bakaro Howlwadaag
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:35 - 06:45
Tuesday 07:35 - 06:45
Wednesday 07:35 - 06:45
Thursday 07:35 - 06:45
Saturday 07:35 - 06:45
Sunday 07:35 - 06:45

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hisense Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share