Dahab electronic Mogadishu

Dahab electronic Mogadishu Ka adeego Dahab Electronics oo ay diyaar idinku yihiin shaqaale hawsha u jajaban oo heegan ah

Safar Cusub.Telefankii cusbaa ee la wada sugayay S26 ULTRA. Waxa uu hadda diyaar kuugu yahay Xaruntayada Dahab Electroni...
01/03/2026

Safar Cusub.
Telefankii cusbaa ee la wada sugayay S26 ULTRA.
Waxa uu hadda diyaar kuugu yahay Xaruntayada Dahab Electronics ee ku taal Bakaaro Jid-mareexaan.

Si aad u sii dalbato taleefanka cusub ee Samsung S26 Ultra nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
📞 0629334060
📞 0770783825
𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂

PRE ORDER NOW!Hadda sii dalbo telefanka cusub ee shirkada Samsung S26 Ultra.Si aad u sii dalbato taleefanka cusub ee Sam...
25/02/2026

PRE ORDER NOW!
Hadda sii dalbo telefanka cusub ee shirkada Samsung S26 Ultra.

Si aad u sii dalbato taleefanka cusub ee Samsung S26 Ultra nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
📞 0629334060
📞 0770783825
𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂

FURSADA RAMADANTA.𝗠𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗧𝗩 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗯𝗼𝗼𝗻 𝗴𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶?Shirkadda 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼...
23/02/2026

FURSADA RAMADANTA.
𝗠𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗧𝗩 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗯𝗼𝗼𝗻 𝗴𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶?
Shirkadda 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂 ayaa kuu keentay 𝗦𝗮𝗳𝗮𝗿 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 - 𝐍𝐞𝐰 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐯𝐚𝐥 oo ah noocyada kala duwan ee TV-yada Samsung iyo LG.
Hadaba macmiil ka faa'iideyso inta aan lagaa dhamaysan oo Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
📞 0629334060
📞 0770783825

SPECIAL OFFER Taleefano tayo iyo dammaanad leh haddii aad dooneyso nagu soo booqo xarunteena 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂...
12/02/2026

SPECIAL OFFER
Taleefano tayo iyo dammaanad leh haddii aad dooneyso nagu soo booqo xarunteena 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂.
Ama nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
📞 0629334060
📞 0770783825

10/02/2026

Taleefano tayo iyo dammaanad leh haddii aad dooneyso nagu soo booqo xarunteena 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂.
Ama nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
📞 0629334060
📞 0770783825

10/02/2026
𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀 Modio Watches, ku Xarakoo Saacadihii u danbeeyayMacmiil Shirkadda 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂 waxay qiimo d...
27/01/2026

𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀 Modio Watches, ku Xarakoo Saacadihii u danbeeyay

Macmiil Shirkadda 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂 waxay qiimo dhimis 50% ah idinkugu sameysay dhammaan Saacadaha Modio 𝗪𝗮𝘁𝗰𝗵𝗲𝘀.

Qiimo dhimistu waxay soconeysaa muddo gaaban, ka faa'iideysi wacan.

Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
📞 0629334060
📞 0770783825

𝗔𝗽𝗽𝗹𝗲 𝗶𝗣𝗵𝗼𝗻𝗲𝘀 Macmiil waxaan qiimo dhimis kuugu sameynay Apple iPhones oo aad ku heli karto qiimo jaban. Hadaba si aad u...
24/01/2026

𝗔𝗽𝗽𝗹𝗲 𝗶𝗣𝗵𝗼𝗻𝗲𝘀

Macmiil waxaan qiimo dhimis kuugu sameynay Apple iPhones oo aad ku heli karto qiimo jaban.

Hadaba si aad uga faa'iidayso nagala soo xiriir 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂 lambarada hoos ku xusan:

📞 0629334060
📞 0770783825

Stand Air-conditionsShirkadda 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂 waxay idiin keentay 𝙈𝙪𝙠𝙚𝙮𝙛yada kala duwan ( Stand 𝘼𝙞𝙧 𝘾𝙤𝙣𝙙𝙞𝙩𝙞𝙤...
10/01/2026

Stand Air-conditions

Shirkadda 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗘𝗹𝗲𝗰𝘁𝗿𝗼𝗻𝗶𝗰𝘀 𝗠𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝘀𝗵𝘂 waxay idiin keentay 𝙈𝙪𝙠𝙚𝙮𝙛yada kala duwan ( Stand 𝘼𝙞𝙧 𝘾𝙤𝙣𝙙𝙞𝙩𝙞𝙤𝙣𝙚𝙧)

Waxaa kuula socda: Xiritaan bilaash ah, Dammaanad hal sano ah, delivery free ah.
Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan.
WhatsApp: 0629334055
Wicitaan: 0770783825

Address

Bakaaro, Jidmareexaan
Mogadishu

Telephone

+252629334060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahab electronic Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dahab electronic Mogadishu:

Share