Abdisalan Xadeedi

Abdisalan Xadeedi preacher,Coach,Politician,Thinker.

Guul ilahay Nabad iyo Xasilooni hadhex dhigo Beelaha walaalaha ah.
06/08/2026

Guul ilahay Nabad iyo Xasilooni hadhex dhigo Beelaha walaalaha ah.

Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay deegaanka Laag ee degmada Boosaaso, halkaasi oo saacadihii la soo dhaafay ay isku horf...
20/07/2026

Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay deegaanka Laag ee degmada Boosaaso, halkaasi oo saacadihii la soo dhaafay ay isku horfadhiyeeen ciidamada Daraawiishta Puntland & ciidanka PSF; iyada oo dadka deegaanku soo sheegayaan in ay maqlayaan dhawaqa hub culus oo lays weydaarsanayo, waxaana gebi-ahaanba istaagay isku-socodka gaadiidka Boosaaso iyo gobollada kale ee dalka.

PSF ayaa xilligan ka mid ah ciidamada DFS uga diwaangashan Puntland.

Mohamed Salh

LAAG WAXAA ISKU HOR FADHIYA CIIDAMO PL DHAMAANTOOD
20/07/2026

LAAG WAXAA ISKU HOR FADHIYA CIIDAMO PL DHAMAANTOOD

Waa nin weyn
20/07/2026

Waa nin weyn

Subxaanallah waa xabaal wadareed dadku dhibtay shil  haddana ,dadkale ku duntay .
19/07/2026

Subxaanallah waa xabaal wadareed dadku dhibtay shil haddana ,dadkale ku duntay .

11/07/2026

Yaa iska leh gabayga ay ku jirtay?

11/07/2026

تأملات حول سورة العصر

Allaah ha u naxariisto Halgamaa Abwaan Xaaji Cali Shucaac, wuxuu ahaa tiirarkii gobonimo doonka Soomaaliyeed.Nin noloshi...
11/07/2026

Allaah ha u naxariisto Halgamaa Abwaan Xaaji Cali Shucaac, wuxuu ahaa tiirarkii gobonimo doonka Soomaaliyeed.

Nin noloshiisa oo dhan u hibeeyey Soomaali mideysan iyo Soomaali galbeed in laga saaro gacanta cadowga xabashida.

10/07/2026

Saansaanta Colaad labaad ayaa muuqata ,ilahay Xaqa hayna Tuso.

العقل السليم في الجسم السليم

Abdisalan Xadeedi Xilkas Abdikariim Mr sisi creative Abdisalan Jama Mahmood Knowledge Center
09/07/2026

Abdisalan Xadeedi Xilkas Abdikariim Mr sisi creative Abdisalan Jama Mahmood Knowledge Center

Address

Happy
Mogadishu
OK

Telephone

+252613999400

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisalan Xadeedi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share