18/08/2026
Aragti Gaarsiiye Analytics waxay qaaday tallaabo kale oo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo himiladeenna ah in teknoolojiyadda iyo hal-abuurka loo adeegsado xalinta baahiyaha bulshada.
Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno SooryoPay, oo ah hab casri ah oo fududeynaya bixinta iyo helitaanka Sooryada.
SooryoPay wuxuu kuu sahlayaa inaad Sooryadaada si fudud, degdeg ah oo ammaan ah ugu hesho Adeega aad isticmasho, sida EVC Plus, E-Dahab iyo Jeeb.
SooryoPay ma aha oo keliya adeeg cusub. Waa qayb ka mid ah himilada Aragti Gaarsiiye Analytics ee ah in fikradaha loo beddelo xalal casri ah oo wax ku ool ah, noloshana fududeeya.
SooryoPay | Scan • Hel • Ku Raaxayso Sooraydada
Aragti Gaarsiiye Analytics
Aragtida maanta, xalka berri.