28/08/2026
SUPER MARKET-KAAGA SI CASRI AH U MAAMUL. π
Ganacsi supermarket ah marka uu sii weynaado, maamulka iibka, stock-ga, shaqaalaha iyo dhaq-dhaqaaqa maalinlaha ah wuxuu noqon karaa mid adag haddii aan la haysan system sax ah.
Haldoor Tech Consulting waxay kuu keenaysaa Supermarket Management System β xal casri ah oo hal meel kaaga fududeynaya maamulka ganacsigaaga.
πΉ Sales & POS β Iibka iyo lacag-bixinta si degdeg ah u maamul.
πΉ Inventory Management β La soco stock-gaaga waqtiga-dhabta ah, ogowna alaabta gabaabsiga ku dhow.
πΉ Product Management β Maamul alaabta, qiimaha, categories iyo barcode-yada.
πΉ Customer Management β Kaydi xogta macaamiisha iyo taariikhda wax-iibsiga.
πΉ Supplier Management β Maamul suppliers-ka iyo orders-ka alaabta.
πΉ Reports & Analytics β Hel warbixinno kaa caawinaya inaad fahanto iibka, faaβiidada iyo waxqabadka ganacsiga.
πΉ Employee Management β Maamul shaqaalaha iyo access-ka ay ku leeyihiin system-ka.
πΉ Multi-Branch Management β Haddii aad leedahay laamo badan, dhammaantood hal system kaga maamul.
Natiijadu?
β‘οΈ Khaladaad yar
β‘οΈ Maamul fudud
β‘οΈ Xog sax ah
β‘οΈ Stock si fiican loo xakameeyo
β‘οΈ Goβaanno ganacsi oo xog ku dhisan
Haldoor Tech Consulting
Technology-ga saxda ah wuxuu ganacsigaaga ka dhigaa mid si ka wanaagsan u shaqeeya.
Haddii aad rabto inaad supermarket-kaaga ka gudbiso maamulka gacanta iyo nidaamyada aan isku xirnayn, nala soo xiriir maanta.
π +252 61 398 5352
π± Social Media:
Haldoor Tech Consulting β Your Business, Smarter with Technology.