Tacab & Tacliin

Tacab & Tacliin Kanaalka Tacab & Tacliin waa madal lagu soo gudbiyo waxbarashada , horumarinta beeraha iyo Technology da fad rukumo.Kanaalkaan oo gaarsii ugu yaraan hal qof.

Tacab & Tacliin Channel

πŸ“’ MAALGASHO XOOLOHA SOOMAALIYAXoolaha Soomaaliya waa tiirka ugu weyn ee dhaqaalaha dalka, iyagoo ka qayb qaata koboca GD...
19/04/2026

πŸ“’ MAALGASHO XOOLOHA SOOMAALIYA

Xoolaha Soomaaliya waa tiirka ugu weyn ee dhaqaalaha dalka, iyagoo ka qayb qaata koboca GDP-ga iyo wax dhoofka dalka. Soomaaliya waxay leedahay suuq weyn oo caalami ah oo loo dhoofiyo xoolaha nool sida ariga, lo’da iyo geela, gaar ahaan dalalka Khaliijka. Tani waxay muujinaysaa in Sector-ku yahay mid leh fursado dhaqaale oo aad u ballaaran.

Haddii la maalgeliyo horumarinta wax-soo-saarka Xoolaha, sida warshadaynta caanaha, hilibka iyo dhoofka nidaamsan, waxaa si weyn u kordhi kara dakhliga dalka iyo shaqo abuurka.

Maalgashigu wuxuu ka caawin karaa Soomaaliya inay gaarto suuqyo cusub isla markaana ay ka mid noqoto dalal ka ugu horreeya caalamka oo xoolaha laga dhoofiyo.

Ku soo biir Telegram Group: https://t.me/+xcl694NOGygxZjY0

🌱 Burco oo lagu beeray Calaf Xoolaad oo Casri ah | Hydroponic Fodder Production πŸ„πŸDaawo muuqaalkaan si aad u aragto sida...
13/04/2026

🌱 Burco oo lagu beeray Calaf Xoolaad oo Casri ah | Hydroponic Fodder Production πŸ„πŸ

Daawo muuqaalkaan si aad u aragto sida magaalada Burco looga hirgeliyey beerista calafka xoolaha ee casriga ah (Hydroponic System).

Habkan cusub wuxuu kuu ogolaanayaa:
βœ… Inaad soo saarto calaf tayo sare leh
βœ… Inaad isticmaasho biyo yar
βœ… Inaad kordhiso wax-soo-saarka xoolaha
βœ… Inaad bilowdo ganacsi faa’iido leh

🎯 Muuqaalkan wuxuu faa’iido weyn u leeyahay:

1. Xoolo dhaqato
2. Beeraley
3. Ganacsato
4. Qof kasta oo xiiseynaya beeraha casriga ah

πŸ‘‰ Subscribe saar kanaalka si aad u hesho casharro cusub oo ku saabsan beeraha & xoolaha.

πŸ”— Daawo video-ga:

🌱 Burco oo lagu beeray Calaf Xoolaad oo Casri ah | Hydroponic Fodder Production πŸ„πŸMuuqaalkan waxaad ku arki doontaan sida magaalada Burco looga hirgeliyey...

🚨 Digniin: Cuntada Aynu Cunno Waxay Sababi Kartaa Kansar! | Sheekh Dirir
07/04/2026

🚨 Digniin: Cuntada Aynu Cunno Waxay Sababi Kartaa Kansar! | Sheekh Dirir

🚨 Digniin Muhiim Ah!Cuntada aynu maalin walba cunno ma sababi kartaa kansar? Muuqaalkan, Sheekh Dirir wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa khataraha ku jira qaa...

Adigoo Beeraha Banka Wajaale Haysta Maxaa U Gaajaysan Tahay? | Sh Cabdi Baasid
07/04/2026

Adigoo Beeraha Banka Wajaale Haysta Maxaa U Gaajaysan Tahay? | Sh Cabdi Baasid

Adigoo Beeraha Banka Wajaale Haysta Maxaa U Gaajaysan Tahay? | Sh Cabdi BaasidMuuqaalkan waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa xaqiiqada ka jirta beeraha Banka ...

Maxaad ka baratay  muuqaal-kan? πŸŒ±πŸ‘‡Fikirkaaga iyo khibradaada ku reeb comment β€” waa muhiim in la wadaago aqoon iyo aragti...
27/03/2026

Maxaad ka baratay muuqaal-kan? πŸŒ±πŸ‘‡

Fikirkaaga iyo khibradaada ku reeb comment β€” waa muhiim in la wadaago aqoon iyo aragtiyo cusub πŸ’¬

πŸ‘‰ Haddii aad xiisaynayso beeraha, ganacsiga iyo horumarinta haweenka, subscribe saar channel-ka si aad u hesho videos cusub πŸ””

Su’aal: Adigu ma u aragtaa in beeruhu yihiin fursad ganacsi oo fiican maanta? πŸ’°
πŸ‘‰ Ku soo biir hadda:
https://t.me/tacabiyotacliin

https://youtu.be/jc7upuemvAg?si=Y5jU1aM4ADZwycMK

🌾 Calafka & Quudinta Xoolaha 2026: Sida Loogu Helo Nafaqo & Wax-soo-saar Sare! Axmed Taakoow
23/02/2026

🌾 Calafka & Quudinta Xoolaha 2026: Sida Loogu Helo Nafaqo & Wax-soo-saar Sare!
Axmed Taakoow

🌾 Calafka & Quudinta Xoolaha 2026 🌾Baro sida ugu habboon ee xoolaha loogu quudiyo calaf tayo leh si loo kordhiyo nafaqo, caafimaad, iyo wax-soo-saarka xool...

Address

Hodan
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tacab & Tacliin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tacab & Tacliin:

Share