15/06/2026
Matrix CVS waxay kuu soo bandhigaysaa 𝐇𝐨𝐭𝐞𝐥 𝐓𝐨𝐮𝐜𝐡 𝐒𝐜𝐫𝐞𝐞𝐧 𝐃𝐢𝐬𝐩𝐥𝐚𝐲 casri ah oo si gaar ah loogu talagalay in uu kor u qaado adeegga iyo raaxada martidaada.
✨ Faa’iidooyinka ugu waaweyn:
• Kontorool fudud oo hal taabasho ah
• “Do Not Disturb” & “Clean Up” system
• Kor u qaadista muuqaalka iyo sumcadda hotel-kaaga
• Teknoolojiyad casri ah oo ammaan iyo hufnaan leh
💼 Ku habboon huteel kasta oo doonaya inuu noqdo mid casri ah oo tartan la gala kuwa kale.
📞 Nala soo xiriir maanta si aad u dalbato:
+252 610 652222
+252 610 562222
Goobta: Wadada Makka Almukarama Road, TCC Build Muqdisho