Roze Printing Center.

Roze Printing Center. ​Roze Printing Center
Hooyga daabacaadda casriga ah.
✅ Tayo Sare
✅ Adeeg Degdeg ah
✅ Qiimo Macquul ah
Quruxda ganacsigaaga waa hadafkayaga

26/05/2026

Ciid Mubaarak
​Anaga oo ah Proze Printing Center, waxaan dhamaan macaamiisheena sharafta leh, asxaabta, iyo dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Adxaa.

26/05/2026

Anaga oo ah Proze Printing Center, waxaan macaamiisheena u rajaynaynaa maalin khayr qabta, waxaana diyaar u nahay inaan idin ka caawino dhammaan adeegyada daabacaadda iyo shopping bags ka.

​Sidoo kale, fadlan ha seegin fadliga maalinta Carafo oo Nabigeenna (NNKH) uu yiri: "Waxay kafaaraggudo u tahay dembiga laba sano."

​Fadlan nagala sooxiriir:
📞 +252 61 0433201

  wanaagsan! Maanta waa maalin kamid ah maalmihii ugu khayrka badnaa adduunka, waana mid kamid ah tobanka habeen ee uu A...
21/05/2026

wanaagsan!
Maanta waa maalin kamid ah maalmihii ugu khayrka badnaa adduunka, waana mid kamid ah tobanka habeen ee uu Alle ku dhaartay.
Aynu badinno kalimadda Tawxiidka (Takbiirta) iyo ducada. 🤲🕋

09/04/2026

Ma doonaysaa in macaamiishaadu kugu xasuustaan Shopping bags tayo leh oo leh astaanta (Logo) ganacsigaaga? Roze Printing Center waxay idiin haysaa bacaha dharka ah (Non-woven bags) oo leh midabyo kala duwan iyo tayo sare.
​✅ Daabacaad farshaxan ah
✅ Midabyo soo jiidasho leh
✅ Qiimo aad u macquul ah
​Nagala soo xiriir: 📞 0610433201
Ama noogu kaalay: 📍 Howl-Wadaag, Bakaaro, Abu-hureyra.

📞 61 0433201

Address

Somalia
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Roze Printing Center. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share