Fududeeye Institute of Technology

Fududeeye Institute  of Technology halkani waxad kala Socon dontan waxwalbo oo ku sabsan computer science

15/06/2023

Maxaad ka Taqaana camera-da adduunka ugu casrisan xilagaan "cctv bulb camera 360 panoramic" Daawo muuqalkan.

02/05/2023

Maxaad ka taqanaa shirkadda starlink.

FURSAD SHAQO!  System Technology Services ee Mogadishu waxay soo bandhigeysaa fursad shaqo oo la xiriirta  .Haddii aad t...
01/05/2023

FURSAD SHAQO!
System Technology Services ee Mogadishu waxay soo bandhigeysaa fursad shaqo oo la xiriirta .

Haddii aad tahay ruux buuxin kara Shuruudaha
1.Experience in marketing field (Khibrad dhanka suuqgeynta ah).
2.University Degree (Shahaado Jaamacadeed).

Fadlan ku dir Dukumiintiyadaada
Email: [email protected]
Deadline: May / 05 / 2023

Maanta laga billaabo WhatsApp-kaaga waxaa ka furan kartaa ilaa afar Telefoon isagoo halmar ku wada shaqeenaya sida uu go...
25/04/2023

Maanta laga billaabo WhatsApp-kaaga waxaa ka furan kartaa ilaa afar Telefoon isagoo halmar ku wada shaqeenaya sida uu goordhow shaaciyay maamulaha Shirkadda Meta ee uu hoostago WhatsApp.

Arrintaan ayaana farxad gelin doonin lamaanayaal badan, waayo waxay sahleysaa in lala socdo dhaq dhaqaaqa WhatsApp-kaaga, taas oo maanta wixii ka horreeyay xaddidnaa, waxaa billaaban doonta teleefankeyga ka fur Whatsapp-kaaga xaaji😁.

22/04/2023
18/04/2023

Siddee loosogaliya wepsite new post..

03/12/2022

Sannadadii la aasaasay shirkadaha aduunka ugu caansan qaarka mid ah.

2016: TikTok
2006: Twitter
2004: Facebook
2003: Tesla
2002: SpaceX
1998: Google
1994: Amazon
1976: Apple
1975: Microsoft
1972: Atari
1964: Nike
1951: Texas Instruments
1946: Sony
1938: Samsung
1911: IBM
1903: Ford
1889: Nintendo
1802: DuPont

Haddii aad ubaahantahay in laguu Desing-gareeyo.Facebook posterFacebook Conver Logo Design Roll up Design Business card ...
22/11/2022

Haddii aad ubaahantahay in laguu Desing-gareeyo.

Facebook poster
Facebook Conver
Logo Design
Roll up Design
Business card Design
Board Design

Nagalasoo xariir whatsApp
https://wa.link/h049vy

11/10/2022

Dunida waxaa kasocda isbadal weeyn oo dhinaca Technology-ah

16/09/2022

Waxaa larajeeyna ineey soobaxdo sanadad sosocda, Technology casri ah oo wadoyin-ah.

22/08/2022

Cajiib

06/08/2022

Waa machine ka qaadaya dalabaadka kuuna keenaya cajiib.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fududeeye Institute of Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fududeeye Institute of Technology:

Share