Bahnano Specialist Hospital

Bahnano Specialist Hospital Bahnano specialist hospital multidisciplinary located Mogadishu Somalia

12/08/2026

Kadib dhaawac xabad ah oo xaalad adag geliyay, Cabdifitaah Nuur Axmed ayaa ka mahadceliyay

daryeelka uu ka helay Bahnano Specialist Hospital

12/08/2026

Dhaqatku waxa uu kaa daweyndonaa dhamaan Cudurada Guud & Uur kujirta, la kulan dhaqtarka si aad u hesho adeegyo caafimaad oo kugu habbon.
Wixii talo iyo baaritaan ah kala xiriir
lambarka gaaban: 7700

05/08/2026

Qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan Waaxda Ceel Mareer ayaa iyaguna si weyn uga mahadceliyey .in furitaanka isbitaalku uu wax badan ka beddeli doono baahida caafimaad ee bulshada, isla markaana uu fududeyn doono helitaanka adeegyo caafimaad oo tayo leh.

05/08/2026

Bahnano Specialist Hospital ayaa ka jawaabay baahidii caafimaad ee muddada dheer ay qabeen shacabka ku dhaqan Degmada Daarusalaam, gaar ahaan deegaanka Ceel Mareer.

05/08/2026

Maamulka Bahnano Specialist Bahnano specialist hospital 1 ayaa si rasmi ah uga jawaabay baahida weyn ee adeegyada caafimaad ee ay qabeen shacabka ku dhaqan Degmada Daarusalaam, gaar ahaan deegaanka Ceel Mareer. Isbitaalku wuxuu ballanqaaday inuu bulshada gaarsiin doono adeegyo caafimaad oo tayo leh, casri ah, isla markaana si fudud loo heli karo, si loo yareeyo caqabadaha caafimaad ee ay wajahayaan bulshada deegaanka.

Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Degmada Daarusalaam ayaa si weyn uga mahadceliyey Bahnano Specialist Hospital, isagoo sheegay in furitaanka iyo adeegyada isbitaalku ay wax weyn ka tari doonaan baahida caafimaad ee shacabka, gaar ahaan dadka ku nool Ceel Mareer.

04/08/2026

Qaliin ka kadib Qeybta lafaha iyo seedaha Bahnano specialist hospital

02/08/2026

LAKULAN DHAQTARKA UGU WANAGSAN
Daaweynta Lafaha iyo Qaliimadooda ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐ฅ๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š, ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ ๐จโ€™๐š, ๐ฆ๐ฎ๐ซ๐ช๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š
๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ฅ๐ž๐ก.โ€œCaafimaadkaaga Waa Mudnaanteennaโ€ bahnano specialist hospital

29/07/2026

๐Ÿฆท Dib u hano ๐ƒ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š-๐œ๐š๐๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š maanta!

La kulan ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ oo ku takhasusay daaweynta ๐ข๐ฅ๐ค๐š๐ก๐š iyo cudurrada ๐š๐Ÿ๐ค๐š, kana howlgala Bahnano Specialist Hospital.

๐ŸŒ WORLD HEPATITIS DAY | 28 July 2026Maalinta Caalamiga ah ee CagaarshowgaCagaarshowgu (Hepatitis) waa cudur saameeya bee...
28/07/2026

๐ŸŒ WORLD HEPATITIS DAY | 28 July 2026

Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga

Cagaarshowgu (Hepatitis) waa cudur saameeya beerka Ogaanshaha cudurka xilli h**e, qaadashada tallaalka iyo helitaanka daaweyn ku habboon waxay door weyn ka qaataan ka hortagga dhibaatooyinka uu cudurku sababi karo.

Bahnano Specialist Hospital
Daryeel caafimaad oo tayo leh.

๐Ÿ“ž 7700
๐Ÿ“ฑ 617545470 | 0615358882

26/07/2026

Dhaqtarka neerfaha la isu sheegay magaalada Mogadishu

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahnano Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share