Agri tech luuq ganane

Agri tech  luuq ganane sooo dhaweyn wacn welcome

Waxaan. Aad ogu hamplayaynayaa  aqoonyahandi tijaabda ku samaysay  baradhada runti waa Waxqabad aad logu farxo in  manta...
08/06/2021

Waxaan. Aad ogu hamplayaynayaa aqoonyahandi tijaabda ku samaysay baradhada runti waa Waxqabad aad logu farxo in manta lagu guulaystay tijaabadi lasameyay Aniga waan ogaaa in wadankeena waxwalbo kabixi Karaaan lkn anagoo wax tijaabinin ayaa leenahay maya maya k**a bixi karaan war heedhe aduunka waxaa lagu kala hormaray tijaabo samee tijaabo marka baradhada halasameeyo hala abuuro manata waa alxmdullilah hadii bardhada wadankeena kabaxdo Somalia waxaa ay beeri kartaa wax walbo oo la beero, waa haddii la helo abuur tayo leh,maalgalin aqoon iyo technology iskugu jirto iyo mahii loo iibgayn lahaa.

Magaallada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan waxaa lagu tijaabiyay abuurka nuuc ka mid ah Baradhada ugu wanaagsan adduunka ee loo yaqaan (Nicola Potato), 90% si wanaagsan ayaana loogu guuleystay oo ay u soo baxday.
Beentii ugu weyneyd ee ay dadka Soomaaliyeed rumeysteen waxaa ka mid ah dhulka Soomaaliya Baradhadu k**a bixi karto ama laguma beeri karo, balse wax walba way ka baxayaan Bariis 🍚 Timir🌴 Strawberry 🍓 Olive Oil 🫒illaa Avocado 🥑 ee waxaa loo baahan yahay dadkii wax beeran lahaa.

[Waxaa jiray gobollo Soomaaliyeed oo lagu tijaabiyay baradhada, Avocado iyo Bariis laguna guuleystay].

.

Hadaa nunhay beeraleyda  waxaan habeen iyo maalin u taganahy   sidi aan wax  usoo sari laheen    si aan cunto isku dheli...
19/10/2020

Hadaa nunhay beeraleyda waxaan habeen iyo maalin u taganahy sidi aan wax usoo sari laheen si aan cunto isku dhelitiran ogu soo saaari laheen bulshadeena, habeen iyo maalin u ducee beeralayda waayo waxa aad cunto ayaaga ayaa soo saaro o ku dhabar jabo . Dhammaan beeraleyda aan iskaashiga wadanahay oo aan ku kalsoon nahay shaqada ey hayaan kuwa beeraha dhex joooga habeen iyo maalin, waad ku mahadsan tihiin ayey idin leedahay
Agri tech luuq ganane

05/10/2020

Asc oll asxpta so dhawada wad ku mahadsantihiin page aad i like gareyseen ama aad i follow garayseen

Aburin Research and Extension CentreXarunta Cilmi-baarista Beeraha ee Aburin"Cilmi baarista waxay aadanaha ka caawisa in...
17/11/2019

Aburin Research and Extension Centre
Xarunta Cilmi-baarista Beeraha ee Aburin
"Cilmi baarista waxay aadanaha ka caawisa in uu xal ugu raadiyo dhib jirta ama su,aalo aan jawaab loo hayn"
Waxan maanta booqanay Xarunta Cilmi-baarista Beeraha ee Aburin
Hawlaha shaqo ee guud ahaan ka socda Xarunta Waa mid dib u nooleenaysa Mustaqbalka beereyda. Ee reer luuq
Dal hadaanu laheen Xarun Cilmi-baaris way adag tahay sida looga gudbi karo caqbadaha haysta beeraleyda. Waxa farxad wayn noo ah in aad loo horumariyay Xarunta Cilmi-baarista Beeraha ee aburin,
Aniga oo ah Mohamed deeq abdi Dhafe iyo aqoonyahano kale oo samaynay Cilmi-baarista e oo aan manta kula kulanay beeraleyda tuladada aroosow iyo shiir kalool
"Cilmi baaris waa eray farsameed loo isticmaalo tacliinta sare gaar ahaan jaamacadaha. Sida ka muuqato eragya, waa labo eray oo isu tagay CILMI iyo BAARIS."
Cilmi baaris waa In arin cusub loo baaro si qoto dheer wax badana laga ogaado (Exploratory Study)
Cilmi baaris waa in lagu sameeyo dabeecada dhirta iyo xaalada geedaha, Xoolaha, iyo deegaanka
(Descriptive study)
Cilmi baaristu way nuucyo badan tahay wayna kala duwantahay. Inta aan la bilaabin cilmi barista waxaa haboon in la is waydiiyo.
Maxay tahay hadafka laga leeyahay cilmi baaristaan?
Inta badan cilmi barista nuucaan ah waxaa loo sameyaa si loo ogaado xog aas aas u ah cilmiga Sayniska. Marka la samaynayo cilmi barista nuucan ah, hadafku ma ahan in la adeegsado durbaba oo la dabaqo natiijadii ka soo baxdo cilmi barista, ee hadafku waxa uu yahay in la hurumariyo cilmiga jiro, lacadeeyo lana sharaxo xiriirka ka dhaxeeya doorsoomayaasha (variables).
Hadafka cilmi baaristan waxaa kale uu noqon karaa in la horumariyo fahanka aqooneed ee aanu ka haysano dunida aanu ku nool nahay.
Cilmi baarista waxa kale ay ka caawisa aadanaha in uu xal ugu raadiyo dhib jirta ama su,aalo aan jawaab loo
Mahadsanidiin
Anigaoo ah
Mohamed deeq

27/10/2019
27/10/2019
Agriculture Make better  decisions  about  you planting,  application, havest, and  field  stewards  help of sms  softwa...
27/10/2019

Agriculture
Make better decisions about you planting, application, havest, and field stewards help of sms software. Get most out you farm

Address

Hilaac Kamka Amberef
Luuq

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Tuesday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Wednesday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Friday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Saturday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00

Telephone

+252615132106

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agri tech luuq ganane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Agri tech luuq ganane:

Share