13/04/2026
๐๐ป๐๐๐ฎ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ผ๐ผ ๐ธ๐ผ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ฎ๐ ๐ถ๐ป ๐น๐ฎ ๐๐ฑ๐ถ๐-๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐๐ผ๐บ๐บ๐ฒ๐ป๐๐-๐ธ๐ฎ
Instagram oo soo kordhisay saxidda comments-ka (Edit), iyadoo ujeedadu tahay in la yareeyo baahida loo qabo in la masaxo comments-ka dibna di loo qoro marka uu qoraalku qaladamo.
Sidoo kale Instagram waxay caddeysay in la sixi karo (Edit) ilaa 15 daqiiqo kadib mark la qoro comment-ka, waxaana comment kasta oo la Edit gareeyo ka soo ag muuqan doona qoraalkan (Edited) oo cadaynaya in la edit gareeyay comment-kan, balse feature-kan uu soo kordhiyay Instagram ayaan lahayn in la arko qoraalkii h**e ee la saxay (Edit history) sida facebook-ga.
Waxaana la rajanaynayaa in ay dib ka horumariyaan feature-kan kuna soo daraan muujinta taariikhda iyo wakhtiga isbeddellada iyo kordhinta muddada lagu edit-garayn karo comments ka dib mar ka la qor.
Instagram oo soo kodhisay in la Edit-garayn karo Comments-ka