Al-Xamdi Primary and Secondary Schools

Al-Xamdi Primary and Secondary Schools Dugsiyada Al-Xamdi Schools in Erigavo district, waa Dugsiyo looga bartay soo saarista Arday ku tarbiyadaysan akhlaaq iyo aqoon

Maamulka Dugsiyada Al-Xamdi wuxu Ogaysiinayaa waalidiinta dugsiga, bulshada magaalada Ceerigaabo iyo guud ahaan gobolka ...
30/07/2026

Maamulka Dugsiyada Al-Xamdi wuxu Ogaysiinayaa waalidiinta dugsiga, bulshada magaalada Ceerigaabo iyo guud ahaan gobolka Sanaag ba In dugsigu furmayo 01-Aug-2026 maalin ta Sabtida ah

Sidookale kale dugsigu wuxu ugu bushaaraynayaa bulshada degmada in uu qaadanayo arday cusub KG1, KG2, KG3 illaa Fasalka 7 aad
Diiwaan gelintu waxa ay ka bilaabmaysaa dugsiga Maalinta Sabtida ah

wixii faah faahin ah kala xidhiidh
0634479579/0634295189/0634373529

Maamulka iyo Macaamiinta Dugsiyada Al-Xamdi Schools waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan ardayda fasalada 8...
30/06/2026

Maamulka iyo Macaamiinta Dugsiyada Al-Xamdi Schools waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan ardayda fasalada 8 aad ee uu maanta u soo dhamaaday imtixaan kii shahaadiga ahaa, gaar ahaan ardayda gobolka Sanaag

Guul ayaan idiin rajaynayaa dhamaan tiin

20/05/2026
Dugsiyada Al-Xamdi iyo Xuskii 18 May
20/05/2026

Dugsiyada Al-Xamdi iyo Xuskii 18 May

14/05/2026

Dugsiyada Al-Xamdi Schools ayaa maanta si wayn oo balaadhan u muujiyey u diyaar garaw ga Xuska maalinta qaranimada Jamhuuriyada dib loo aqoonsaday ee Somaliland 18 May

Munaasiba oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiinta qabanqaabada Xuska 18 May ee Gobolka Sanaag oo u hogaaminayo Xoghayaha gobolka Sanaag Maxamuud Cabdi Cismaan

Dugsiga Al-Xamdi oo ah hormuud ka Dugsiyada Gobolka Sanaag ahna dugsi looga bartay soosaarista ubad ku tarbiyadaysan akhlaaq iyo aqoon tayo sare leh.

14/05/2026
Maamulka iyo Macaamiinta Dugsiyada Al-Xamdi waxay sigaara ugu Hambalyaynayaan  uguna ducaynayaa Hooyo Khadra Cali Diiriy...
14/02/2026

Maamulka iyo Macaamiinta Dugsiyada Al-Xamdi waxay sigaara ugu Hambalyaynayaan uguna ducaynayaa Hooyo Khadra Cali Diiriye oo Afar arday oo ay dhashay dhigtana Fasalo kaladuwan oo dugsiga ah
Isla markaana ay afartoodiiba ka mid noqdeen ardaydii ugu saraysay fasaladooda, ee maanta Dugsiga abaal mariyey.

Waxa xusid mudan in ay ardaydani yihiin kuwo markasta hormuud ka ah fasaladooda iyo guud ahaan dugsigaba,
Taasi oo ku tusinaysa dedaalka iyo u hagar bixida markasta ay la garabtaangan tahay Maamo Khadro

Illahay haka abaalb mariyo dedaalkaa ay ubadkeeda gelinayso
Ardaydaas na Illahay haku anfoco Cilmigaas

Waa waalid kudasho mudan

Dhiirrigelintu waxay kobcisaa maskaxda Ardayda waxayna kor uqaadaa waxbarashadooda
14/02/2026

Dhiirrigelintu waxay kobcisaa maskaxda Ardayda waxayna kor uqaadaa waxbarashadooda

Maamulka Dugsiyada Al-Xamdi oo abaal marin iyo Dhiirrigelin usameeyey ardayda dii kaalmaha sare ka galay imtixaankii ter...
14/02/2026

Maamulka Dugsiyada Al-Xamdi oo abaal marin iyo Dhiirrigelin usameeyey ardayda dii kaalmaha sare ka galay imtixaankii term ka koowaad ee Sanad dugsiyeedka 2025-2026

Maamulka Dugsigu wuxu kaloo abaal mariyey ardaydii ugu akhlaaqda fiicnayd Dugsiyada

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252907011109

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Xamdi Primary and Secondary Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al-Xamdi Primary and Secondary Schools:

Shortcuts

Share