Ilays jet Digital Print & Design

Ilays jet Digital Print & Design Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ilays jet Digital Print & Design, Shinbirta, Total Area, Hargeisa.

Shirkada dabacada ee Ilaysjet waxay kugu so dhaweenysa gacmo furan oo leh qiima jaban iyo tayo saraysa oo dhinacwalba leh

bannerada
stickerada
iyo daabacaadaha kale oo dhan
cabirkasta iyo cadad kasta


allah mahad leh

08/11/2020

an a graphic designer with at least 2 year experience working for Photoshop, InDesign, illustrator Programs.

- EID AL ADHA MUBARAK - Dhammaan macaamiishayada waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda  ,
30/07/2020

- EID AL ADHA MUBARAK -
Dhammaan macaamiishayada waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda ,

Galab wacan dhamaantin macaamiishayada, kuso dhawaada adeeg hufan iyo gacmo furan.
11/03/2020

Galab wacan dhamaantin macaamiishayada, kuso dhawaada adeeg hufan iyo gacmo furan.

Ka qurxiso gaadhigaaga kuna xayeysiiso ganacsigaaga shirkada daabacaada casrigaa ee Ilays jet Digital Print & Design.Ugu...
18/01/2020

Ka qurxiso gaadhigaaga kuna xayeysiiso ganacsigaaga shirkada daabacaada casrigaa ee Ilays jet Digital Print & Design.

Ugu kaalay adeeg hufan iyo waqti kooban.

.

Shirkadda Daabacadda Casriga ah ee Ilaysjet oo qabsatay xaflad sanadeed kii shaqaalaha, halkaas oo ay shaqaalaha iyo maa...
09/01/2020

Shirkadda Daabacadda Casriga ah ee Ilaysjet oo qabsatay xaflad sanadeed kii shaqaalaha, halkaas oo ay shaqaalaha iyo maamulka shirkaddu isku waydaarsadeen fikiro cusub oo la dhaqan galin doono sanadka cusub iyo waliba dhiirigalinta shaqaalaha.

Subax Wanaagsan dhamaan macaamiishayada ku xidhan barteenna facebook
08/01/2020

Subax Wanaagsan dhamaan macaamiishayada ku xidhan barteenna facebook

Waxa dhamaan macaamiisha kala joogta dhamaan magaalooyinka dalka loogu bushaaraynayaa in shirkadda daabacadda casriga ah...
07/01/2020

Waxa dhamaan macaamiisha kala joogta dhamaan magaalooyinka dalka loogu bushaaraynayaa in shirkadda daabacadda casriga ah ee Ilaysjet ay samaysay qiimo dhimis balaadhan oo ah ilaa 30% curashada sannad-ka cusub ee 2020 awgii.

23/01/2019
shirkada daabacaadaha ee ilaysjet waxay bulshada reer somaliland la qaybsanaysaa dabaaldaga 27guurada kasoo wareegatay w...
14/05/2018

shirkada daabacaadaha ee ilaysjet waxay bulshada reer somaliland la qaybsanaysaa dabaaldaga 27guurada kasoo wareegatay wakhtigii lagu dhawaaqay madaxbanaanida somaliland ee 1991-may-18

Shirkada daabacaada casriga ah ee Ilaysjet waxa ay ugu busharaynay macaamiisheeda inay u hayso daabacaad nooc kasta iyo ...
27/02/2018

Shirkada daabacaada casriga ah ee Ilaysjet waxa ay ugu busharaynay macaamiisheeda inay u hayso daabacaad nooc kasta iyo tira kastaba leh kuna caan aha qiima jaban iyo tayo sare

wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh telephoonada hoos kaaga muuqda:

Address

Shinbirta, Total Area
Hargeisa

Telephone

+2522529993

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays jet Digital Print & Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ilays jet Digital Print & Design:

Share