03/09/2026
๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด & ๐๐ ๐ฅ๐ฒ๐๐ผ๐น๐๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ ๐ฎ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ฐ๐น๐ฎ๐๐
Barro Mid ka mid ah fursadaha shaqo ee loogu Baahida badan yahay Suuqyada shaqada ee Magalada Mogadishu.
Suuq-geyntu ma aha oo keliya xayeysiis, waa fahamka suuqa, dhisidda maskax ganacsi, adeegsiga AI, iyo natiijo la cabbiri karo.
MaalSkills waxay kuu soo bandhigaysaa Masterclass gaar ah oo Practical, Strategic & Result-Driven ah, oo diiradda saaraya xirfadaha maanta ganacsiga iyo suuq-geynta ugu muhiimsan.
๐ฏ Waxaad si qoto dheer uga baran doontaa:
* Business Mindset
* Market Understanding & Opportunities
* AI Revolution
* Social Media Marketing
* Paid Ads Management, Practical
๐ Expert Training | Practical Projects | Certificate Included
Haddii aad rabto inaad xirfaddaada kor u qaaddo, ganacsigaaga kobciso, oo aad AI uga faaโiidaysato Digital Marketing, Masterclass-kan waa fursaddaada.
๐ฒ Isdiiwaangeli hadda: +252 61 7864191
๐ Nova Banadir โ Muqdisho
MaalSkills, Xirfadda Maanta, Fursadda Berri.