26/02/2026
Kusoo dhawoow carwo macruuf
Maanta waxaan idiin soo bandhigaynaa alaabo cusub oo tayo sare leh — si gaar ah ayaan idiinku duubnay si aad u aragtaan faahfaahin kasta 🔥
✅ Tayo la hubo
✅ Qiimo macquul ah
✅ Adeeg lagu kalsoon yahay
Haddii aad raadineyso qalab casri ah oo ku anfaca, halkaan ayaad ka heleysaa. Nala soo xiriir ama noo soo booqo si aad u hesho dalabkaaga maanta!
📩 Dalbo hadda
📍 Carwo Macruuf