Ayuub khaliif page

Ayuub khaliif page التعليم في علوم الكومبيوتر والتجنولجية متطورة

03/01/2024

murti hadal yaqaanka ayaa kasaya

29/12/2023

Welcome To Tubqaad Computer Science College

Ogaysiis.                     Ogaysiis.                      Ogaysiis Kulliyada barshada computer science-ka iyo ICT -ga...
28/12/2023

Ogaysiis. Ogaysiis. Ogaysiis

Kulliyada barshada computer science-ka iyo ICT -ga Ee Tubqaad computer science college oo aad ka helayso culuumta kala duwan ee computer-ka inay bishan qaadanayso fasalo cusub oo baran doona culuumta computer Application-ka.
Casharada la qaadanayaa waa microsoft office sida:-

■ ntroduction to windows
■ Ms. WordPad
■ Ms. Word
■ Ms. Excel
■ Ms. PowerPoint
■ Ms. Access
■ Ms. Publisher
■ Ms. Outlook
■ Computer Types
■ Ethernet Ethics

Hadaba cidii jecel barashada computerka waxaad ka helaysaa tubqaad oo kuu diyaarisay macalimiin khibrad u leh culuumta ay dhigayaan iyo qalab casri ah.
Kulliyadu waxay ku taalla kasoo horjeedka jiica ama fooqa jiciir. Wixii faahfaahin dheeraada kalasoo xidhiidh Numberada hoos ku xusan

063-4830944
063- 3932380
063- 3926358

Address

Hargeisa
Hargeisa
MOGADISHU

Telephone

+252636266566

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayuub khaliif page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ayuub khaliif page:

Share