Miami College

Miami College MIAMI COLLEGE
computer science and business administtarion Speak English With in Three Months

30/08/2020
14/08/2020

Maxaad Ka Fahantay Riwayadan?

26/07/2020
24/07/2020

Suldan Hazzan Muse

17/07/2020

KULIYADA MIAMI COLLEGE WAXAY KUSO KORSHISAY FASALO AH OO AH SACADAHA LA QADANAYANA WAA (7:00 AM ILAA 11:00 AM)

SUDOO KALE KULLIYADU WAXAY KUSOO KORDHISAY. DADKA. AH OO (6:00 AM. ILAA 7:00 ) IYO (2:00 PM ILA 3:00 PM )

Fadlan wixii Faahfaahina ee intas dheer kala soo xidhiidh Numbers kala ah (063-4051981 /063-4165421/063-4828272).

Kuliyadu wqxa ay ku Taalaa suuqa hoose ee magaalada hargeisa gaar ahaan .

 .KULIYADA MIAMI COLLEGE.Waxay ugu busharaynaysaa Dhamaan Dadka Ku dhaqan Jamhuriyada Somaliland in Kuliyadu U Bilawday ...
22/03/2020

.

KULIYADA MIAMI COLLEGE.
Waxay ugu busharaynaysaa Dhamaan Dadka Ku dhaqan Jamhuriyada Somaliland in Kuliyadu U Bilawday ONLINE COURSES.
Hadaba Ma doonaysa in Aad Barato Luqada Englishta Adoo jooga GURIGAAGA ama Goobtaada Shaqo.

Fadlan Nagalasoo xidhidh : 0634051981/0634165421/0634828272.
ALLAH MAHAD LEH

Q: maxaad Ka Taqana English Phonetics?A1: Phonetics waa Barashada dhawaqa xuruufta English ka.A2: waa xidhiidhka ka dhex...
19/03/2020

Q: maxaad Ka Taqana English Phonetics?
A1: Phonetics waa Barashada dhawaqa xuruufta English ka.
A2: waa xidhiidhka ka dhexeeya English Alphabets ka iyo Dhawaqooda kaas ayaa la dhaha Phonics.

Hadaba ma uu bahantahay Barashada Phonics ?
Hadii ay jawaabtaadu tahay HAA, waxaad halkan kala socon doontaa casharo Taxane ah oo ku saabsan Barashada dhawaqa xuruufta Englishta iyo dhaman sharciyada ay leeyihiin.

fadlan sii gudbi adna and .

14/03/2020

1,001 followers

11/03/2020

waa Hooyo isku xilqaantay in ay wadada dhaafiso Ardayda wax ka dhigata dugsiga hoose dhexe ee 31 may.

Address

Bis Building (Cali Maweel) Area
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miami College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share