Burj Electronics - HRG

Burj Electronics - HRG Burj Electronics โšก
Meesha aad ka hesho technology casri ah
๐Ÿ“ฑ Mobiles | ๐Ÿ’ป Laptops | ๐Ÿ”Œ Accessories
Qiimo jaban & adeeg degdeg ah

14/10/2026

Jidhka oo dhan ayaan ku jimicsan kartaa qalabkan

14/10/2026

Ku jimicso gurigaaga oo adeegso qalabkan fudud

06/10/2026

Waxay ku fiican yihiin callka iyo dhagaysiga

04/10/2026

Ku Ilaasho bettaryga mobilekaaga

๐ŸŽง EarPods โ€“ Cod tayo leh, design qurux badan & ku habboon isticmaalka maalinlaha ah.๐Ÿงค Gym Gloves โ€“ Ku habboon jimicsiga ...
03/10/2026

๐ŸŽง EarPods โ€“ Cod tayo leh, design qurux badan & ku habboon isticmaalka maalinlaha ah.

๐Ÿงค Gym Gloves โ€“ Ku habboon jimicsiga iyo tababarka, si raaxo leh gacmahaaga u ilaaliya.

๐Ÿ’ช Push-Up Board โ€“ Ku samee jimicsiga gacmaha, laabta & garbaha si fudud adigoo guriga jooga.

โœจ Quality Products โ€ข Qiimo Wacan โ€ข New Arrivals
๐Ÿ“ Burj Electronics

Hargeisa โ€“ Suuqa Hoose ee Waaheen
๐Ÿ“ž 63 8871999

๐Ÿ‘‰ Nala soo xiriir maanta oo hel alaabtaada!

โŒš๐Ÿ”ฅ SKMEI WATERPROOF WATCHES ๐Ÿ”ฅโŒšโœจ Qurux โ€ข Tayo โ€ข AdkaysiHaddii aad raadinayso saacad casri ah, qurux badan oo Waterproof a...
30/09/2026

โŒš๐Ÿ”ฅ SKMEI WATERPROOF WATCHES ๐Ÿ”ฅโŒš

โœจ Qurux โ€ข Tayo โ€ข Adkaysi

Haddii aad raadinayso saacad casri ah, qurux badan oo Waterproof ah, SKMEI waa doorasho ku habboon! ๐Ÿ’ฏ

๐Ÿ’ง Waterproof
โŒš Naqshad casri ah
๐Ÿ’ช Tayo & adkaysi
๐Ÿ’ฐ Qiimo macquul ah

Ku habboon shaqada, safarka, ciyaaraha iyo isticmaalka maalinlaha ah. ๐Ÿ˜Ž

๐Ÿ“ Burj Electronics โ€“ Hargeisa, Suuqa Hoose ee Waaheen
๐Ÿ“ž 63 8871999

๐Ÿ‘‰ Dalbo maanta oo hel saacaddaada SKMEI!

๐Ÿ’ป๐Ÿ”ฅ HP Laptops โ€“ Generation 10 & 11 ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ปHaddii aad raadinayso Laptop tayo leh, xawaare fiican leh, isla markaana ku habboon...
29/09/2026

๐Ÿ’ป๐Ÿ”ฅ HP Laptops โ€“ Generation 10 & 11 ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ป

Haddii aad raadinayso Laptop tayo leh, xawaare fiican leh, isla markaana ku habboon shaqo iyo waxbarasho, Burj Electronics ayaa kuu haya doorashooyin fiican! ๐Ÿš€

โœจ Available Models:
๐Ÿ”น HP EliteBook 1030 โ€“ Gen 10
๐Ÿ”น HP EliteBook 830 โ€“ Gen 10 & Gen 11
๐Ÿ”น Iyo models kale oo HP ah

โœ… Performance Sare
โœ… Design qurux badan & Professional
โœ… Ku habboon Business, University & Office Work
โœ… Quality la isku halayn karo
โœ… Qiimo wanaagsan

๐Ÿ“ Burj Electronics
Hargeisa โ€“ Suuqa Hoose ee Waaheen

๐Ÿ“ž 63 8871999

๐Ÿ‘‰ Laptop-kaaga maanta ka hel Burj Electronics! ๐Ÿ’ปโœจ

๐Ÿ”ฅ MODIO KIDS TAB M75 โ€“ Carruurtaada ugu keen madadaalo iyo waxbarasho! ๐Ÿง’๐Ÿ“ฑโœจ Safe. Smart. Fun for Kids!  Tablet-ka carruur...
26/09/2026

๐Ÿ”ฅ MODIO KIDS TAB M75 โ€“ Carruurtaada ugu keen madadaalo iyo waxbarasho! ๐Ÿง’๐Ÿ“ฑ

โœจ Safe. Smart. Fun for Kids!
Tablet-ka carruurta oo leh:
โœ… 7โ€ High Definition Screen
โœ… 6GB RAM
โœ… 256GB Storage
โœ… Dual Camera ๐Ÿ“ธ
โœ… 3000mAh Battery ๐Ÿ”‹
โœ… Android
โœ… Multiple Languages
โœ… Kids Apps & Educational Content ๐ŸŽฎ๐Ÿ“š

๐ŸŽ FREE GIFTS ayaa la socda!

๐Ÿ’ฅ Qiimihii h**e $60 โ†’ Hadda Kaliya $45!๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“ Hargeisa, Waaheen โ€“ Agagaarka Waqsanhaye
๐Ÿ“ž +252 63 8871999
๐Ÿ“ฒ Burj Electronics โ€“ Quality Products | Best Prices | After-Sales Support

โฐ Dalbo maanta inta ay alaabtu taallo!

๐Ÿ”ฅ TV Stick-ka Casriga ah ayaa Burji Electronics soo gaadhay! ๐Ÿ“บโœจKu beddel TV-gaaga Smart TV oo si fudud uga daawo madadaa...
22/09/2026

๐Ÿ”ฅ TV Stick-ka Casriga ah ayaa Burji Electronics soo gaadhay! ๐Ÿ“บโœจ

Ku beddel TV-gaaga Smart TV oo si fudud uga daawo madadaalo badan. ๐ŸŽฌ๐Ÿฟ

โœ… 4K Ultra HD
โœ… Netflix
โœ… YouTube
โœ… Disney
โœ… Prime Video
โœ…Hulu & Apps kale oo badan
โœ… Wi-Fi & Streaming degdeg ah

๐Ÿ’ฅ Qiimo gaar ah: $25 oo keliya!

๐Ÿ“ Hargeysa, Waaheen โ€“ Agagaarka Waxsan Haye
๐Ÿ“ž WhatsApp: +252 63 8871999

Burji Electronics โ€“ Quality, Choice & Great Prices. ๐Ÿ›๏ธ๐Ÿ“ฑ๐Ÿ’ป๐Ÿ“บ

๐Ÿ’ป๐Ÿ”ฅ LAPTOPS CUSUB OO TAYO LEH! ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ปMa raadinaysaa Laptop tayo leh, qurux badan, isla markaana qiimo macquul ah? ๐Ÿ˜๐Ÿ‘‰ Waxaan h...
22/09/2026

๐Ÿ’ป๐Ÿ”ฅ LAPTOPS CUSUB OO TAYO LEH! ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ป
Ma raadinaysaa Laptop tayo leh, qurux badan, isla markaana qiimo macquul ah? ๐Ÿ˜

๐Ÿ‘‰ Waxaan haynaa laptops kala duwan oo ku habboon:
๐ŸŽ“ Waxbarashada & Jaamacadaha
๐Ÿ’ผ Shaqooyinka & Business-ka
๐ŸŽจ Design & Editing
๐ŸŒ Isticmaalka maalinlaha ah
โœ… Tayo la isku halayn karo
โœ… Qiimo wanaagsan
โœ… Noocyo kala duwan
โœ… Ku habboon baahidaada

๐Ÿ“ Burj Electronics โ€“ Hargeisa, Suuqa Hoose ee Waaheen
๐Ÿ“ž 063-8871999
๐Ÿ’ป Burj Electronics โ€” Technology You Can Trust.

Address

Suuqa Waaheen
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burj Electronics - HRG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share