19/07/2026
☀️ COSOB ELECTRIC AND SOLAR POWER ENERGY ⚡
Ku soo dhawoow COSOB Electric and Solar Power Energy, oo ah xarunta aad ka heli karto dhammaan xalalka Solar-ka iyo qalabka Korontada ee tayo sare leh. Waxaan bixinnaa adeegyo xirfad leh oo ay ka mid yihiin iibinta, rakibidda iyo dayactirka nidaamyada Solar-ka, si aad u hesho koronto joogto ah oo la isku halayn karo.
Waxaan mudnaanta siinnaa tayo sare, qiimo macquul ah, adeeg degdeg ah iyo qanacsanaanta macaamiisha.
Hargeisa, Somaliland
Nagala soo xidhiidh lamberada shaashada
kaaga muuqda
📞 WhatsApp/Call: #+252 63 6480741 #
COSOB ELECTRIC AND SOLAR POWER ENERGY
Powering Your Future with Clean Energy. ☀️⚡