SomDigital Solutions

SomDigital Solutions Welcome to our page! Led by an experienced Co-founder, CEO, and Entrepreneur, we're passionate about driving innovation in the blockchain space.

Join us on our journey of transformative change!

Hadafkaaga U Rog Qorshe, Qorshahaagana U Rog Guul.
01/06/2026

Hadafkaaga U Rog Qorshe, Qorshahaagana U Rog Guul.


Nidaamka KOBCIYYE POS  wuxuu kaa caawinayaa inaad si fudud u maamusho iibka, alaabta kaydka ku jirta, iyo warbixinaDa ga...
31/05/2026

Nidaamka KOBCIYYE POS wuxuu kaa caawinayaa inaad si fudud u maamusho iibka, alaabta kaydka ku jirta, iyo warbixinaDa ganacsigaaga — dhammaan hal meel



Isticmaal adeegayaga Social media management.
30/05/2026

Isticmaal adeegayaga Social media management.


29/05/2026

Fast. Modern. Responsive. Professional.
Waxaan kuu dhisaynaa website kaa dhigaya inaad ka dhex muuqato tartanka.

Ciid wanaagsan! SomDigita Solutions waxay idiin rajaynaysaa farxad, nabad iyo barwaaqo maalmahan barakaysan.
26/05/2026

Ciid wanaagsan! SomDigita Solutions waxay idiin rajaynaysaa farxad, nabad iyo barwaaqo maalmahan barakaysan.

26/05/2026

Eid Mubarak.Eid Mubarak.

26/05/2026

Waxa farxad noo ah in aanu u hirgalino Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa Nidaamka lagu maamulo Shaqaalaha iyada oo qaab iyo habsami u socodka shaqadda wax wayn iska badaleen sida Agaasime Khadar uu ka dhawaajiyay.

Maalinta Carafo waa maalinta ugu khayrka badan sanadka. ✨Maalintan barakaysan, aynu badino ducada iyo baryada Alle. SomD...
26/05/2026

Maalinta Carafo waa maalinta ugu khayrka badan sanadka. ✨
Maalintan barakaysan, aynu badino ducada iyo baryada Alle. SomDigital Solutions waxay idiin rajaynaysaa inuu Alle idinka aqbalo acmaasha suuban oo dhan.
"

Macaamiisha Saxda Ah Gaadhsii Ganacsigaaga!
25/05/2026

Macaamiisha Saxda Ah Gaadhsii Ganacsigaaga!

Sumcad Online Ah Oo Ganacsigaaga Kor U Qaadda!
24/05/2026

Sumcad Online Ah Oo Ganacsigaaga Kor U Qaadda!

Address

Shacabka, White Horse Area
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomDigital Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SomDigital Solutions:

Share