HoteelPro

HoteelPro HoteelPro is an all-in-one SaaS platform for hotels, restaurants, and venues. Manage bookings, sales, inventory, and finances in one system.

Simplify operations, reduce costs, and control your business anytime, anywhere.

24/09/2026

🏨 Maamulida qolalka iyo hurdada huteelkaaga miyay kugu adag tahay? πŸ€¦β€β™‚οΈ

Xalka waa nidaamka HoteelPro! πŸš€
Baro qaybta 'Maamulida Hurdada' oo huteelkaaga u fududaynaysa:
βœ… Inaad ilbidhiqsiyo gudahood kula socoto qolalka banaan iyo kuwa la deggan yahay.
βœ… Nidaam ballansasho (Booking) oo casri ah, kana caagan in hal qol laba jeer la bixiyo.
βœ… Adeeg hufan oo waqtiga u tashiilaya macaamiishaada iyo shaqaalahaba.

Kaga bax diiwaanka buugaagta iyo buuqa nidaam casri ah! πŸ’»βœ¨
πŸ‘‡ Nagala soo xidhiidh si aad u hesho xog dheeraad ah ama aad u tijaabiso: +252 63 9151573 ama hoteelpro.com

30/07/2026

Sii martidaada xasilooni iyo hufnaan iyagoon xitaa qolkooda ka bixin! πŸ›ŒπŸ“±

Habka cusub ee farriimaha HoteelPro, waxaad hadda si toos ah farriimo ugu diri kartaa martida ku jirta qolalkooda marka ay timaado arrimaha biilasha (billing).

Haddii kharash cusub lagu dalaco qolkooda (sida cuntada ama cabitaanka) ama haddii lacag-bixintooda (payment) la xaqiijiyo, waxay markiiba telefoonkooda ka helayaan farriin ogeysiis ah. Tani waxay meesha ka saaraysaa jahawareerka, waxayna dhisaysaa kalsoonida macaamiisha! 🧾✨

Dhamaan hoteelada isticmaalay nidaamka waa kuwo guulaystay, adna hadada rabtid in ganacsigaagu guulaysto ku horu mari HoteelPro

Nagalasoo xidhiidh

Website:- www.hoteelpro.com
Email:- [email protected]
Whatsapp:- +252 63 9151573

Ganacsiyo waawayn oo ah Hotels ama restaurants ayaa la dhiban nidam aan casri ahayn ama aan dheeli tirnayn ama dharw sys...
12/06/2026

Ganacsiyo waawayn oo ah Hotels ama restaurants ayaa la dhiban nidam aan casri ahayn ama aan dheeli tirnayn ama dharw system oo kala duwan oo ay ku maamulaan Ganacsigooda.

Maamule, Hoteelpro waa system aad halmeel ka heli kartid

Restaurant Module
- Waiter POS
- Digital Menu
- Kitchen
- Restaurant Cashier

Hotel Module
- Hotel room Check in - Out
- Auto night Shift
- Manual Service Charge

Inventory and warehouse Module
- integrated Inventory to Waiter POS
- Warehouse management

Venue and event Module
- Booking Halls
- Swimming pool
- Football Play Ground

Advanced Accounting and Finance Module
- Profit and Loss statement
- summary
- Sales Analytics
- Day End reconciliation
- Employee and Payroll
- Operating Expense
- Recurring Expense
- Exchange Rate
- Banking

Kamid noqo wax kabadan +200 Hotel ee nagu kalsoon.

10/06/2026

Ganacsiyo waawayn oo ah Hotels ama restaurants ayaa la dhiban nidam aan casri ahayn ama aan dheeli tirnayn oo ay isticmaalaan.

Hoteelpro waa system aad halmeel ka heli kartid

Restaurant Module
- Waiter POS
- Digital Menu
- Kitchen
- Restaurant Cashier

Hotel Module
- Hotel room Check in - Out
- Auto night Shift
- Manual Service Charge

Inventory and warehouse Module
- integrated Inventory to Waiter POS
- Warehouse management

Venue and event Module
- Booking Halls
- Swimming pool
- Football Play Ground

Advanced Accounting and Finance Module
- Profit and Loss statement
- summary
- Sales Analytics
- Day End reconciliation
- Employee and Payroll
- Operating Expense
- Recurring Expense
- Exchange Rate
- Banking

Kamid noqo wax kabadan +200 Hotel ee nagu kalsoon.
63 9151573

18/05/2026

Hadda dalbo HoteelPro oo kamid noqo boqolaalka ganacsi ee la jaan qaadaya technology-da casriga ah

🏨 Maareynta dhammaan qaybaha kala duwan ee hoteelkaaga  – Hal Meel Ka wada maamul Ma ka daashay inaad si kala gooni ah u...
10/05/2026

🏨 Maareynta dhammaan qaybaha kala duwan ee hoteelkaaga – Hal Meel Ka wada maamul

Ma ka daashay inaad si kala gooni ah u maamusho bookings, sales, inventory iyo finances?

Ma isticmaashaa barnaamisyo kala duwan sida Quuckbooks, Odoo iyo kuwo kale

HoteelPro waa xal casri ah oo isku keenaya dhammaan howlahaaga β€” ku habboon hudheello, maqaayado, iyo events kuuna wata nidaamkii maaliyadeed oo casri ah.

βœ… Maamul bookings si fudud
βœ… La soco iibka & dakhliga
βœ… Xakamee inventory-ga adigoon walwal ka qabin
βœ… Ka maamul ganacsigaaga meel kasta, wakhti kasta

πŸ’»πŸ“± Hal platform. Maamul dhamaystiran.

πŸš€ Fududee shaqadaada. Yaree kharashaadka. Kordhi kobaca ganacsigaaga.

πŸ‘‰ Hadda Dalbo HoteelPro !

HoteelPro - Waa nidaam casri ah oo hal meel ku mideynaya maamulka hoteelada, maqaayadaha, iyo kiraynta goobaha munaasaba...
29/04/2026

HoteelPro - Waa nidaam casri ah oo hal meel ku mideynaya maamulka hoteelada, maqaayadaha, iyo kiraynta goobaha munaasabadaha (Halls). Ku maamul isku socodka shaqada, iibka, kaydka alaabta, iyo xisaabaadka maaliyadeed si fudud oo hufan.

All-In-One Modules
βœ”οΈ Restaurant Management System
βœ”οΈ Inventory and stocks Management System
βœ”οΈ Hotel Rooms Management System
βœ”οΈ Event management system
βœ”οΈ Accepting and Financial
βœ”οΈ User management
βœ”οΈ Payment gateways
βœ”οΈ Banking

HoteelPro β€” xal dhamaystiran oo isku xidhaya ganacsigaaga.

🏨 Maareynta dhammaan qaybaha kala duwan ee hoteelkaaga  – Hal Meel Ka wada maamul Ma ka daashay inaad si kala gooni ah u...
26/04/2026

🏨 Maareynta dhammaan qaybaha kala duwan ee hoteelkaaga – Hal Meel Ka wada maamul

Ma ka daashay inaad si kala gooni ah u maamusho bookings, sales, inventory iyo finances?

Ma isticmaashaa barnaamisyo kala duwan sida Quuckbooks, Odoo iyo kuwo kale

HoteelPro waa xal casri ah oo isku keenaya dhammaan howlahaaga β€” ku habboon hudheello, maqaayado, iyo events kuuna wata nidaamkii maaliyadeed oo casri ah.

βœ… Maamul bookings si fudud
βœ… La soco iibka & dakhliga
βœ… Xakamee inventory-ga adigoon walwal ka qabin
βœ… Ka maamul ganacsigaaga meel kasta, wakhti kasta

πŸ’»πŸ“± Hal platform. Xakameyn buuxda.

πŸš€ Fududee shaqadaada. Yaree kharashaadka. Kordhi kobaca ganacsigaaga.

πŸ‘‰ Hadda Dalbo HoteelPro !

25/04/2026

HoteelPro waa nidaam casri ah oo hal meel ku mideynaya maamulka hoteelada, maqaayadaha, iyo kiraynta goobaha munaasabadaha (Halls). Ku maamul isku socodka shaqada, iibka, kaydka alaabta, iyo xisaabaadka maaliyadeed si fudud oo hufan.

All-In-One Modules
βœ”οΈ Restaurant Management System
βœ”οΈ Inventory and stocks Management System
βœ”οΈ Hotel Rooms Management System
βœ”οΈ Event management system
βœ”οΈ Accepting and Financial
βœ”οΈ User management
βœ”οΈ Payment gateways
βœ”οΈ Banking

HoteelPro β€” xal dhamaystiran oo isku xidhaya ganacsigaaga.

Address

Virtual Company
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HoteelPro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share