Shaqo Hage Multi-Service

Shaqo Hage Multi-Service The connector of employees and employer

18/11/2025
29/10/2025

Fursado Shaqo

Waxa loo Baahanyahay laba waiter, Goobtu Waa Masalaha. Waa Hal Shift.

30/07/2025

Fursad Shaqo: Hargiesa,
1 Boos oo Marketing ah.
La soo xidhiidh: 63 8800007

16/07/2025

MATAHAY SHAQO RAADIS?

Shaqo Hage Multi-Service Waxaad ka helaysaa fursado shaqo oo kugu haboon!

Nagala soo xidhiidh: 564866 | 63 8800007

Page kana soo follow garee, bartan ayaanu ku soo baahin doonaa fursadaha shaqo si maalin leh ah, Mahadsanid.

25/06/2025

FURSAD SHAQO
----------------------------
Waxa loo baanaan 3 boos:
1. Chef (Bakery) - 2 qof
2. 1 waiter oo professional ah.

Shuruudaha looga baahayahay shaqalaalaha:
1. Inay soo shaqeeyeen dhamaantood
2. Waxa la doorbidayaa dad dagan masalaha.

Fadlan soo raac page Shaqo Hage Multi-Servicee
Nagala soo xidhiidh: 63 8800007 ama Line ka xafiiska: 564866

Mahadsanid.

12/01/2025

FURSAD SHAQO
------------------
Waxa loo baahanyahan qof shaqaale ah oo buuxiyay shuruudahan:
1. Qof dumar ah
2. Aqoonteedu tahay heer Jaamacadeed
3. Dagan masalaha sare
4. Shaqayn karta labada galin ba
5. ku soo shaqaysay reception ama cashier

Fadlan soo raac page Shaqo Hage Multi-Service
Nagala soo xidhiidh: 63 8800007 ama Line ka xafiiska: 564866

07/11/2024

Waxa loo baahanyahay macalimad Guri:
----------------------------------------------
Guubtu waa: masalaha
Ardaydu waa: Ciyaal ah oo primary ah.
Waxa laga caawinayaa duruusta schoolka.

Fadlan la soo xidhiidh: 564866 ama 63 8800007

07/10/2024
05/10/2024

FURSAD SHAQO
------------------

Waxa loo baahan yahay 3 hablood oo koofeer ka shaqeeya
Waxay qabanyaan:
1. xinaha iyo timaha
2. make up ama waji dhisid

Fadlan nagala soo xidhiidh: 564866 | 63 8800007

Soo raac page ka Shaqo Hage oo like garee.

Address

Masala, Near Airport
Hargeisa
0000

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 21:00
Wednesday 07:30 - 21:00
Thursday 07:30 - 21:00
Saturday 07:30 - 21:00
Sunday 07:30 - 21:00

Telephone

+252638800007

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaqo Hage Multi-Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaqo Hage Multi-Service:

Share