Grand Electronics & Accessories

Grand Electronics & Accessories Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Grand Electronics & Accessories, Electronics, main Road 1, Hargeisa.

Welcome to Grand Electronics & Technology – Your One-Stop Destination for Cutting-Edge Electronics and Innovative Tech Solutions!

🌟 About Us
At Grand Electronics & Technology, we’re passionate about bringing the future to your fingertips.

20/01/2026

Challenges of the Business

Grand electronics and technology adeegyada aad ka heli karto waxa ka mid ah cilad bixinta kombuterada (computer)da.hadda...
03/05/2025

Grand electronics and technology adeegyada aad ka heli karto waxa ka mid ah cilad bixinta kombuterada (computer)da.

haddaba addeegan wax laguugu qaban karaa goobtaada iyo xafiiskaaga.

Ka Faa'iidayso Fursdan
Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Grand Electronics and Technology waxa aad ka heli karta nooc kasta oo electronics ah.ha mo'gaan xilli walba.Wixii Faah-f...
01/05/2025

Grand Electronics and Technology waxa aad ka heli karta nooc kasta oo electronics ah.
ha mo'gaan xilli walba.

Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Wakhti walba Diyaar ayaan kuulanahay Riyadaada nooc walba electronic ah.Ka Faa'iidayso Fursdan Wixii Faah-faahin ah naga...
29/04/2025

Wakhti walba Diyaar ayaan kuulanahay Riyadaada nooc walba electronic ah.

Ka Faa'iidayso Fursdan
Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Grand Electronics and Technology waxa aad ka helaysaa Printer awood badan  astaamihisa waxa ka mid ah ☑xawaaraha uu ku d...
28/04/2025

Grand Electronics and Technology waxa aad ka helaysaa Printer awood badan astaamihisa waxa ka mid ah
☑xawaaraha uu ku daabacayo waraaqaha.
☑Tammarta laydhka uu isticmaalayaa waa ay yar tahay.

Ka Faa'iidayso Fursdan
Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Grand Electronics and Technology waxa aan idiin haynaa "Airpods Pro 2" waa airpod tayadoodu sarayso.Macmiil waxa aad ku ...
26/04/2025

Grand Electronics and Technology waxa aan idiin haynaa "Airpods Pro 2" waa airpod tayadoodu sarayso.
Macmiil waxa aad ku helaysaa qiimo macquul ah oo jaban.

Ka Faa'iidayso Fursdan
Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Bushaaro Bushaaro Bushaaro Grand Electronics and Technology waxa aan idiin keenay macmiil allaabaha guriga oo qiimo jaba...
24/04/2025

Bushaaro Bushaaro Bushaaro
Grand Electronics and Technology waxa aan idiin keenay macmiil allaabaha guriga oo qiimo jaban.

Ka Faa'iidayso Fursdan
Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Bushaaro Bushaaro Grand Electronics and Technology waxa aan idiin keenay Falaasadaha Shaaha lagu kariyo ee loo yaqaano "...
22/04/2025

Bushaaro Bushaaro
Grand Electronics and Technology waxa aan idiin keenay Falaasadaha Shaaha lagu kariyo ee loo yaqaano "Electric Kettle".

Ka Faa'iidayso Fursdan
Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Grand Electronics & Tech Waxa ay kuu haysaa Kaawiya/Feero aad u awod badan. ☑Sharaxaad Dheeraad ah.Waa kaawiyada loo ist...
21/04/2025

Grand Electronics & Tech Waxa ay kuu haysaa Kaawiya/Feero aad u awod badan.

☑Sharaxaad Dheeraad ah.
Waa kaawiyada loo isticmaalo biyaha si ay dharka si awood badan ugu kaawiyadayso.

Ka Faa'iidayso Fursdan
Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Grand Electronic & Tech Waxa ay kuu haysaa Laptop aad u awod badan.Ka Faa'iidayso Fursdan HP 830 Core i7 || 16 GB RAM ||...
06/01/2025

Grand Electronic & Tech Waxa ay kuu haysaa Laptop aad u awod badan.

Ka Faa'iidayso Fursdan
HP 830 Core i7 || 16 GB RAM || 512 SSD || SCREEN SIZE 13 INCH
Wixii Faah-faahin ah nagala soo Xidhiiidh WhatsAppkan :
📞 +252 63 6087564

Address

Main Road 1
Hargeisa
123-485-892

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Grand Electronics & Accessories posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share