GEEL JIRE

GEEL JIRE geeljire waa madadaaliyaha bulshada somaliyed.

04/08/2024

Dhaxan daran oo markay
Bannaanada lagu dabriyo
Ka hesho dibaddiyo cidlada
Dameeraha laysabaa
Jirtee dugsigeygiiyeey
Dibada iga soo xaree.
Dubkaa gargariirayiyo
Gacmaha inay diirsadaan
Agtooda dabkaa ka shidan
Ayaan ahay doonayee
U laabo dib haygu odhan.
Kooras
Uunsiga dariskii sh*teen
hawada soo duulisaa
dareenkaygii qastoo
Hillow igu sii dishee
Nin wayn dibad lama dhigee
Dabayshaday ee kumee.
Baydka 2aad
Daruur cirka oon lahayn
Dab iyo qorraxdii kullayl
Kusoo daysoo Dhafoor
Kolkaasuun dakhar ku dhacay
Dareerayo dhiig qulqulay
Ayaa wed kusoo durkee
Illeen duhur dhaawac yaal
Dawooy berri kaalay iyo
Ballani waa tii dishee
Waxaan ku dabiibayaa
Ayaan danbe haygu odhan.
Kooras
Uunsiga dariskii sh*teen
hawada soo duulisaa
dareenkaygii qastoo
Hillow igu sii dishee
Nin wayn dibad lama dhigee
Dabayshaday ee kumee.
Codka Xuseen Labka
Laxanka Xasan dhuxul Laabsaalax

18/05/2024

Somaliland

Ilayska kuwi shidow abal ba ku hayya
Agoonta ninki qadshow inkarba kugu ogahay.

Sahra ahmed

04/04/2024

Markano kle waxa la dhaha wuu roor sanayah.
Adi marna awr hal maw qumisay.

26/03/2024

Geel jire iyo lipaax.

26/03/2024

Jeel jire iyo lipaax.

18/03/2024

Geel laba jir sowada mar.

Dadka qaarkii waxay cunayaan xaaranta iyo ka baqayah faqriga , halka dadka qaarna waxay maraan dhibato badan iyago ka ba...
15/03/2024

Dadka qaarkii waxay cunayaan xaaranta iyo ka baqayah faqriga , halka dadka qaarna waxay maraan dhibato badan iyago ka baqayah inay cunaan xaraan.

18/12/2021

Address

150 Street
Hargeisa

Telephone

+252637029628

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GEEL JIRE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category