14/07/2026
Naqshadaha Casriga ah ee Dugsiyada iyo Hay'adaha Waxbarashada
π Maamulayaasha dugsiyada, jaamacadaha, machadyada iyo dhammaan hay'adaha waxbarashada.
Haddii aad u baahan tihiin naqshado tayo sare leh oo si xirfad leh u gudbiya farriintiinna, waxaad joogtaan meesha saxda ah.
Waxaan idiin diyaarinayaa naqshado casri ah oo soo jiidasho leh, kuwaas oo kor u qaadaya muuqaalka iyo sumcadda hay'addiinna.
Waxaan naqshadeeyaa:
π Boorarka Dib-u-furista Dugsiyada (Back to School)
π Ogeysiisyada Isdiiwaangelinta
π Boorarka Qalin-jabinta
π’ Ogeysiisyada Imtixaannada
π Xayeysiisyada Tartamada iyo Munaasabadaha
π
Jadwalka Waxbarashada
π» Naqshadaha Baraha Bulshada (Facebook, Instagram iyo kuwo kale)
π¨οΈ Naqshado diyaar u ah Daabacaadda iyo Isticmaalka Dijitaalka ah
β
Naqshad Casri ah
β
Tayo Sare
β
Qiimo Macquul ah
β
Adeeg Degdeg ah
β
Naqshad ku habboon Aqoonsiga Hay'addiinna
π© Nala soo xidhiidh maanta si aan ugu diyaarino naqshad tayo leh oo dugsigiinna ama hay'addiinna kor u qaadda.
Qureysh Graphics
π +252 63 4885073
π +252 63 3242523