Sabawanaag Engine Oil

Sabawanaag Engine Oil Import of Building Marterial, Foodstuff, Engine Oile & Lubricants, and Elecronics

04/03/2026

πŸ”₯ Ha ku daalin matoorkaaga saliid aan tayo lahayn!
Dooro PERFOMAX si aad u hesho waxqabad sare iyo cimri dheer oo engine-ka ah.

🚘 Tayo aad ku kalsoonaan karto.
πŸ“² 510282

24/02/2026

πŸš—πŸ’¨ Dooro tayada oo ka fogow khatarta!
Performax waa lambarka #1 ee saliidaha loo isticmaalo matoorada.
βœ”οΈ Waa saliid siinaysaa matoorkaaga Cimri dheeri
βœ”οΈ Waa saliid leh isku hallayn, adigoo si fudud ugu safri kara safarrada dhaadheer adiga oo aan ka werwerayn.
βœ”οΈ Waa saliid leh waxqabad sare oo ku shaqeynaysa cimilooyinka kala duwan, sidoo kale waa saliid la tijaabiyay la hubana tayaderda.
πŸ‘‰ Ha halis gelin matoorkaaga oo doorashada saxda ah ugu kaalay xarumaheena Sabawanaag Engine Oil ama naga soo wac 510282.

Soon-qaad Wanaagsan dhammaan macaamiishayada qaaliga ah ee Sabawanaag Engine Oil πŸŒ™πŸ•Œ.  Ilaahay ha inaga yeelo kuwii ka fa...
18/02/2026

Soon-qaad Wanaagsan dhammaan macaamiishayada qaaliga ah ee Sabawanaag Engine Oil πŸŒ™πŸ•Œ. Ilaahay ha inaga yeelo kuwii ka faa'idaysta bishan barakada iyo naxariista badan.🀲

09/02/2026

πŸš› PERFOMAX waa saliid tayo sare leh oo siinaysa matoorkaaga Ilaalin joogto ah iyo waxqabad la isku halayn karo. ka dalbo hadda xarumaheenna Sabawanaag Engine Oil ama naga soo wac πŸ“ž 510282

πŸš› PERFOMAX Waa Dookha Ugu Wanaagsan.Marka uu safarku dheeraado, waxa aad u baahan tahay saliid aad ku kalsoontahay oo si...
26/01/2026

πŸš› PERFOMAX Waa Dookha Ugu Wanaagsan.
Marka uu safarku dheeraado, waxa aad u baahan tahay saliid aad ku kalsoontahay oo si buuxda u taageertaa waxqabadka matoorka baabuurkaaga, kana hortagtaa daalka iyo wasakhda ku dhasha matoorka baabuurka.
PERFOMAX waa saliid awood sare leh oo ilaalisa matoorka, kuna habboon baabuurta xamuulka iyo kuwa caadiga ahba. Hadda ka dalbo xarumaheena Sabawanaag Engine Oil ama naga soo wac
πŸ“ž 510282

Heshay PERFOMAX βœ”, waxa aad heshay xalka matoorkaaga.Haddii aad rabto matoor nadiif ah, xoog leh, oo muddo dheer shaqeey...
17/01/2026

Heshay PERFOMAX βœ”, waxa aad heshay xalka matoorkaaga.
Haddii aad rabto matoor nadiif ah, xoog leh, oo muddo dheer shaqeeya PERFOMAX ayaa kugu filan.
Saliid awood sare leh oo si buuxda u daryeelaysa matoorkaaga.

πŸ“ Waxa aad ka helaysaa xarumaheenna Sabawanaag Engine Oil
πŸ“ž Ama naga soo wac 510282

06/01/2026

πŸ›’οΈ PERFOMAX – Saliid tayo sare leh oo la hubo!
Ma ogtahay darawal in ciladaha ugu badan ee baabuurku ka timaad saliidda aad u isticmaasho matoorka baabuurkaaga? Ma la dhibban tahay helidda saliid tayo sare leh oo ku habboon matoorka baabuurkaaga kana caawisa:
βœ… In uu Engineku helo xasilooni
βœ… Ka ilaalisa isliska
βœ… U adkaysiga is bedbedelka cimileed ee goobaha kulul ama qabow.
πŸ“ Hel maanta meel kasta oo aad joogto adigoo soo wacayaπŸ“ž 510282 ama nagu soo bookho xarumaheena Sabawanaag Engine Oil

01/01/2026

Sannad Cusub, iyo bilow Cusub!
Maanta dooro saliid tayo leh oo baabuurkaaga u horseedda cilad yari iyo cimri dheeriπŸ›’οΈπŸš— β€” kaalay oo ka adeego xarumaheenna Sabawanaag Engine Oil ama naga soo wac 510282

πŸš€ TUK TUK OIL – Saliid tayo sare leh oo gaar ahaan loogu talagalay mooto bajaajta πŸ›΅Saliidan (API SF/CD) waxaa loogu tala...
08/12/2025

πŸš€ TUK TUK OIL – Saliid tayo sare leh oo gaar ahaan loogu talagalay mooto bajaajta πŸ›΅

Saliidan (API SF/CD) waxaa loogu talagalay inay:

# Ilaaliso engine-ka gudaha si uu u ahaado mid nadiif ah oo aan wasakh badani ku ururin.
# Ka hortagta daxalka ka dhasha kulaylka daran ama cimilada adag.
# Waa saliid adkeysi u leh isbedbedlka cimilo iyo in aad muddo badan isticmaali karto.
Iyo faa'idooyin badan oo kale. waxa aad ka helaysaa xarumaha shirkaddeena Sabawanaag Engine Oil ama naga soo wac 510282

PERFORMAX – Kalsoonida aad isku hubto mar walba, oo meel kasta wehelkaaga ka dhigo! Waxa aad ka helaysaa xarumaheenna Sa...
02/12/2025

PERFORMAX – Kalsoonida aad isku hubto mar walba, oo meel kasta wehelkaaga ka dhigo! Waxa aad ka helaysaa xarumaheenna Sabawanaag Engine Oil ama naga soo wac 510282.

Address

Sabawanaag Building
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 20:00
Tuesday 07:30 - 18:00
Wednesday 07:30 - 18:00
Thursday 07:30 - 18:00
Saturday 07:30 - 18:00
Sunday 07:30 - 18:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sabawanaag Engine Oil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sabawanaag Engine Oil:

Share