Guure online business

Guure online business agabka electronis ka oo dhan computers mobiles watches iyo cosmetics

22/01/2025
13/09/2024

asc jumce wanaagsan umada soomaaliyeed wll page kaan follow ii dheh adiga oo mahadsan

28/08/2024

somaalia waxaa ka bilowday xanuunka monkey kaas oo loo soo gaabiyo mpox furuqa daanyeerka allah sahlo xaalka

Maalin wanaagsan dadkaygow follow da wax badan bay ii taraysaa adigana waxba ku yeeli mayso
13/04/2024

Maalin wanaagsan dadkaygow follow da wax badan bay ii taraysaa adigana waxba ku yeeli mayso

13/03/2024

Afur wanaagsan walaalahayga muslim ka ahow runtii waxaan ku jirnaa bil aad u khayr badan

Hadii aadan socon karin garguuro hadii aadan ordi karin soco  walalayaal follow iisaara page kan si ganacsigayga bilowga...
10/03/2024

Hadii aadan socon karin garguuro hadii aadan ordi karin soco walalayaal follow iisaara page kan si ganacsigayga bilowga ah horay ugu socdo mahasanidin

09/03/2024
Saliida dhaqan kaaba waa saliid loo bogay wax tarkeeda  jimlo iyo tafaariiq waa diyaar hada dalbo hada hel
18/02/2024

Saliida dhaqan kaaba waa saliid loo bogay wax tarkeeda jimlo iyo tafaariiq waa diyaar hada dalbo hada hel

09/02/2024

Sxbtiis ayuu nafta u huray si uu cadowga uga badbaadiyo

03/02/2024

In aad guul gaarto ma ahan wax iska timaada lkn waa shaqo adag oo aad joogtaysay

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Friday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252906542105

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guure online business posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guure online business:

Share