Midowga Ardayda Kulliyada Computer Science ka ee JUS F.GM

Midowga Ardayda Kulliyada Computer Science ka ee JUS F.GM Halkan waa page ka kuuliyada Computer Science ee Jaamacada Ummada Soomaliyeed (JUS) Faraca Galmudug

waxaa xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraca Galmudug, ka qabsoomay labo seminar oo muhiim ah oo ku saabsanaa DE...
07/05/2026

waxaa xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraca Galmudug, ka qabsoomay labo seminar oo muhiim ah oo ku saabsanaa DEVELOPMENT EFFECTIVE OF SMART STUDY SKILLS FOR ACADEMIC SUCCESS, iyo AGUIDE TO WRITING A SUCCESSFUL STUDENT THESIS
Seminaradan oo ay soo qabanqaabisay Kulliyadda Science-ka department of Computer Science, ayaa loogu talagalay ardayda Computer Science-ka, si kor loogu qaado aqoontooda cilmiga Computer-ka.
Waxaa seminaradan si qoto dheer u soo jeediyey,
Eng Mohamed Abdi Nuur iyo mr Ahmed Ibrahim Osman.
halka Maamulaha Kulliyadda Mudane Eng AbdiAsis Mohamed Hassan, uu ardayda ku dhiirrigeliyay ka faa’iideysiga fursadaha waxbarasho.

WACYIGELIN TACLIIMEEDJaamacaddu ummada soomaalyeed faraca galmudug waxay qabatay kulan wacyigelin tacliimeed muhiim ah:⚙...
20/12/2025

WACYIGELIN TACLIIMEED

Jaamacaddu ummada soomaalyeed faraca galmudug waxay qabatay kulan wacyigelin tacliimeed muhiim ah:

⚙️Overview on the Discipline of Engineering
(Hordhac ku saabsan Cilmiga
Injineernimada)
Waxaa Kulliyadda Science ka jeediyay Eng.
Jamaal C. Laahi Ibraahiim, kaas oo si kooban uga hadlay noocyada Engineering-ka iyo doorkooda horumarinta bulshada.
Kulan wuxuu ahaa aqoon
kororsi iyo dhiirrigelin muhiim u ah ardayda ardayda kulliyadda Science-ka.

01/11/2025
17/10/2025

Address

Cabuud Waaq

Telephone

+252612851088

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Kulliyada Computer Science ka ee JUS F.GM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midowga Ardayda Kulliyada Computer Science ka ee JUS F.GM:

Share